Browsing: Maqal & Muuqaal
Musharixii laga guuleysay ee xilka madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ayaa si la yaab leh u sharxay sidii kursiga looga guuleystay.
Guddoomiyaha gudiga federaalka ah ee hirgelinta doorashad dadban Cumar Maxamed Cabdulle oo sharxaya hanaanka doorashada iyo xilliga la qaban doono…
Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ayaa ka warbixinaya dhibaatada qaraxyada ay sameysato kadibna fuliso Alshabaab oo AMISOM ay ku sheegtay halista ugu…
Intii lagu guda jiray dooddii labaad ee madaxweyne oo ay la yeelatay Donald Trump, ayaa Hillary Clinton waxa ay sheegtay…
Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed (Aala-Sheekh) ayaa difaacay qoondadaee 30% ee haweenka laga siiyay Doorashada…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo jeediyay in magaalada Gaalkacyo la hoos geeyo hal maamul oo qura.
Muuqaal dhiirrigelin ah ayaa laga sameeyay sida doorashooyinka Soomaaliya ay u dhacayaan iyadoo ay faafisay hay’adda Q/Midoobay ee Soomaaliya.
Afhayeenka guud ee AlShabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa digniintii ugu dambeysay u jeediyay dowlada Kenya kadib…
Iyadoo xilli doorasho ay galeyso Soomaaliya ayaa caasimadda Muqdisho laga dareemayaa jawi loolan siyaasadeed iyo musharixiin isku heystaan. Sawirro waaweyn…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa ka hadlay dagaalkii gacan-ka-hadalka ahaa ee uu ku qaaday Wasiirka Boostada iyo…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir agna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay kiis cadaalad…
DAAWO: Qarixii lagu weeraray Baarka Blue Sky ee Muqdisho
Dagaal qaraar oo gacan-ka-hadal ayaa hotel ku yaala magaalada Nairobi ku dhex maray Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin…
Waxaa dunida ku soo biiray arrim la yaab leh oo ku saabsan dhalashada ilmo ay iska dhaleen saddex qof.
Kooxda Alshabab ayaa soo bandhigtay askari Kenyaan ah oo lagu qabtay dagaalkii Ceelcade ee Gobolka Gedo ee Janaayo 2016. Askarigan…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta gelinkii danbe si degdeg ah ugu laabtay Magaalada Cadaado isagoo ka hadlay duqeyntii…
