Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa mar kale olole doorasho u tegay magaalada Garoowe ee maamulka Puntland.
Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in safarkiisu la xiriiro arrimaha dhameystirka Doorashada 2016 iyo wadahadal uu la yeelanayo maamulka Puntland.
Shir jaraa’id oo ay wadajir u wada qabteen labada mas’uul ayay uga hadleen ujeedada socdaalka Ra’iisal wasaaraha.
HOOS KA DAAWO

![Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo olole doorasho u tegay magaalada Garowe [Daawo]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/11/Gaas-Cumar.jpg)