Browsing: Maqal & Muuqaal
Qareenada Shulman Rodgers ayaa ka daba tegay been abuurkii ay shaqsiyaad Soomaaliyeed ka faafiyeen kuna sumcad dileen kooxda la socodka…
Tahriibayaal Soomali ah ayaa ku dhintay kadib markii lagu xiray Konteenar saarnaa gaari ay ku socdaalayeen dalka xuduudka u dhaxeeya Tanzania…
DAAWO: Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ku biiray Xisbiga Kulmiye ee Somaliland Dhinaca sare ka daawo Video-ga
SAWIRRO: Raashinkii dhacay Diyaaradii WFP ee lagu qabtay Garoonka Muqdisho
Waxaa dhowaan baraha bulshada qabsatay Shimbir nooca hadasha ah ee Hudhudka loo yaqaan (Baqbaqaa) oo laga duubay video cod cajiib…
Mid ka mida haweenkii ku caweynayay Baarka Orlando ee ay lahaayeen koox laga-roonayaal ah ayaa Mobile-keeda gacanta ku duubtay daqiiqadii…
AMISOM ayaa goor dhoweyd soo bandhigtay hub fara badan oo Alshabaab looga qabsaday dagaalkii weynaa ee ka dhacay tuulada Halgan…
Afhayeenka howlgallada ururka Alshabaab C/casiis Abuu muscab ayaa ka jawaabay wararka sheegaya in dagaalyahanno fara badan looga dilay Alshabaab weerarkii…
Waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay ee laga helo qasaarihii dagaal ee gaaray kooxda Alshabaab weerarkii ay ku qaaday saldhigyada…
Soo dhoweyn aad u heer hooseysa oo aan u qalmin ayaa magaalada Nairobi loogu sameeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan oo nasiib…
DAAWO: Ergeyga Q/Midoobay Micheal Keating ayaa farriin hambalyo oo ku aadan bisha Ramadaan u diray dadka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. DHINACA…
SAWIRRO CAJIIB AH OO AH FURITAANKA SAFAARADDA UGU WEYN CAALAMKA OO DOWLADDA TURKIGA KA DHISATAY MAGAALADA MUQDISHO. Wadani.com
Waxaan idin soo gudbineynaa sawirro xul ah oo laga soo qaaday soo dhoweyntii madaxweynah Turkiga Rajab Dayib Ordogan ee magaalada…
Ciidamo Turki ah oo si gaara u tababaran ayaa maanta si weyn loogu arkay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo safaaradda Turkiga…
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay wareysi lala yeeshay naftii-haligihii fuliyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada…
DAAWO SAWIRRO LA YAAB LEH: Sidii ciidamada NISA uga howl galeen Hotelka Ambassador. Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa muujiyay…
DAAWO SAWIRADII UGU DANBEEYAY: WEERARKA HOTEL AMBASSADOR, QARAX IS MIIDAAMIM AH IYO WEERAR WADA SOCDA AYAY KOOXDA ALSHABAAB KU QAADYA…
DAAWO: Barnaamij xiiso leh oo laga diyaariyay Kiiskii Qarxintii Diyaaradda Daallo, waxaa isku soo duway weriye C/casiis Afrika. DHINACA SARE…
DAAWO GURMADA CIIDAMADA SOOMAALIYA KA FULIYEEN MAGAALADA BELEDWEYNE
Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in Madaxweynaha Soomaaliya lagu qasbo inuu wareegto…
