Browsing: Maqal & Muuqaal
Muuqaal loo maleynayo inuu yahay diyaaradii shalay la waayay ee ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha dalka Masar ayaa la shaaciyay iyadoo…
Xildhibaan Faarax Sheikh C/qaadir oo ka mid ah taageerayaasha waaweyn ee Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inuu madaxweyne Xasan Sheekh…
Barnaamij ku saabsan soo bandhigidda Raggii ka dambeeyay Qaraxyadii Baydhabo.
Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka ee maanta kadib markii xildhibaanada qaarkood ay ka soo horjeesteen in xilka laga…
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ee kooxda Alshabaab Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Sheekh Axmed Sheekh (Kabo Ku-dukade) oo ka hadlay dagaalkii degmada…
Xarakada Alshabaab ayaa war kasoo saartay Dhacdadii Dhalinyarada Soomaalida ku dhinteen Badda Dhexe ee u dhaxeysa Talyaaniga iyo Liibiya, waxayna…
Ciidamada AMISOM ee ku sugan Buula Mareer ayaa saaka rasaas ooda uga qaaday gaari ay la socdeen dad shacab ah,…
DAAWO: Cabdiweli Gaas: “World Vision iyadaa ku dhisan qaab diini, Haddee ciddey qoranayso ha qorato”
Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa la weydiiyay warbixin dhowaan la baahiyay oo ku saabsan in Hay’adda World Vision ee caalamiga…
Madaxweynihii hore Puntland oo shaaciyay inuu yahay murashax u taagan jagada madaxweynaha Somaliya C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ayaa bilaabay ololihiisa…
Warbaahinta Alsahbaab ayaa lagu shaaciyay cod la sheegay in laga duubay Xasan Xanafi Xaaji C/salaam oo maanta lagu toogtay Dugsiga…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay sawirada muuqaal iyo maqal ah oo ku saabsan ninkii isku miidaamiyay xerada ciidamada Kenya ku lahaayeen…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay dilaaga wariyeyaasha Soomaaliyeed Xasan Xanafi Xaaji, kadib markii maxkamaddu…
Kooxda warfaafinta Alshabab ayaa soo saartay filimka Ceelcade ee la sugayay. Filimka cusub oo loogu magacdaray Sheekh Abii Yaxe Al-liibiy…
Garabka Warfaafinta Alshabaab ee Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa soo saartay Filim maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaalkii Ceel-cadde oo…
Agaasimaha Wasaaradda Beeraha Soomaaliya prof. Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa shaaciyay qorshe ay Itoobiya dhigatay oo ah in sanadka 2022 Webiga…
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa aflagaado iyo ihaano kula kacay dadka reer Hiiraan iyo odayaashooda isagoo…
Dabkii mar qura qabsaday Isbitaalada magaalada Muqdisho ee Banaadir iyo Mediina oo saacado yar ay u dhaxeeyaan waxaa warbixin ka…
Maxaabiista Alshabaab ee lagu qabtay aagga Suuj waxaa u badnaa caruur aad u yaryar oo isugu jira 10 sano jir…
Kulan is dhaaris ahaa oo si balaaran ay uga soo qeyb galeen labada beelood Dhulbahante iyo Isaaq oo ay kasoo kala jeedaan…
Oday ka tirsan dadka degaanka Togga Nugaaleed ee Suuj ayaa ka warramay sidii ay wax u dhaceen aaggaasi kadib markii…
