Browsing: Maqal & Muuqaal
Aagga Suuj ee gobolka Nugaal oo dagaalo culus ku dhex mareen ciidamada Puntland iyo kooxda Alshabaab oo halkaasi duulaan dhinac…
Dowladda Soomaaliya ayaa saanad hub iyo rasaas ah u diray Puntland kadib markii ay Alshabaab dagaal ku qaadeen degaano ka…
Afhayeenka Alsahabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay inay ka hortegayaan doorasho ka dhacda Soomaaliya sanadkan 2016,…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay diyaar u tahay inay gacan ka…
Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxba kama jiraan ki tilmaamay hadal kasoo yeeray wasiirkiisa Amniga Cabdi Xirsi Cali…
Guddoomiyaha odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Nabadoon Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay inaysan la kulmin oo wax soo dhoweyn ah aan…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa xaqiijiyay in saddex sarkaal lagu laayay qarixii saaka ka dhacay xarunta Gaadiidka Booliska ee…
DAAWO VIDEO UNSOM KA DIYAARISAY XAALADA HAWEENKA SOOMAALIYEED Wadani.com
Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee Buuraha Galgala degaanada Puntland oo isu dhiibay dowladda Soomaliya sanadkii 2014 ayaa…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, haddana ka mida madaxda xisbi siyaasadeedyada dalka ayaa waxba kama jiraan…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar kale ka soo muuqday Warbaahinta Soomaalida ee Qurbaha isagoo wareysi siiyay intii uu ku sugnaa dalka…
WAKAALADA WARARKA EE AFP AYAA SHAACISAY MUUQAAL TOOS AH OO AY KA DUUBTAY QARAXII KA DHACAY MUQDISHO EE LALA BEEGSADAY…
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed oo ooqday goobihii xalay qaraxyadu ka dhaceen…
Dhacdadii dhowaan qabsatay wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ee xayiray muddo saacado ah Garoonka Diyaaraha Jomo Kenyatta ee magaalada…
M’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa soo saartay video la yaab leh oo ku saabsan howlgallada kooxdaasi ka…
Shirka Ganacsiga iyo Maalgelinta Somalia iyo Turkiga ayaa galabta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay isugu tageen ganacsato,…
Turkiga oo marti gelinaya shirarkii ugu waaweynaa abid ee looga hadlo arrimaha Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Siyaasadda oo ay ka qeyb…
Taliyaha ciidamada Dalka xoogga Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed oo ka qeybgalayey kulan todobaadkiiba ay isugu yimaadaan taliyaasha ciidamada Soomaaliya ayaa…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid C/llaahi Ilkaxanaf ayaa si kulul u weeraray Garyaqaanka Guud ee dowladda Cusmaan Cilmi Guuleed…
Waxaa iska soo daba dhacaya faahfaahinta ku saabsan Qaraxii lagu dhex fuliyay diyaaradii Daallo Airlines oo ay maalintii talaadadii bishuna…
