Browsing: Maqal & Muuqaal
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa si weyn u difaacay dowladda uu madaxda…
Waxaa hadda shir jaraa’id qabanaya siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maanta ciidamo ka tirsan dowladda ay hor joogsadeen xaflad uu…
Shariif Maye Cusmaan (Shariif Jeeg) oo ah jilaa caan ah oo Soomaaliyeed ayaa dib ugu laabtay dalka Mareykanka oo uu…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya ayaa buuq ka dhaliyey kulankii bandhigga ahaa ee lagu taageerayey Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Xildhibaan Fiqi: “Farmaajow xilkan waa kugu culus yahay ee laba sano oo kale hanoogu darin…” [Daawo]
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si…
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa madaxda dowladda Soomaaliya iyo xildhibaannada ku eedeeyay inay caqabad ku yihiin…
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii…
Xaflad xalay ka dhacday magaalada Nairobi oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la yeeshay qaar ka mida jaaliyadda Soomalida ayaa laga…
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa si weyn uga deyriyey halka ay ku socoto Somaliland, isagoo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ka furay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka…
Shirka dalalka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Qaabilsan Arrimaha Somalia, waxaa ka qeyb galaya 14 dal oo ka kala socda dalalka…
Madaxweynaha Turkiga ayaa khudbad ka jeedinaya kutlada xisbigiisa AK party, isagoo soo bandhigay xaqiiqada iyo xogta sidii loo dilay saxafiga…
Shirka Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa si toos ah looga baahinayaa Telefishanka dowladda ee SNTV, iyadoo uu goobjoog ka yahay…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa sheegay amniga caasimadda Muqdisho uu hoos tago dowladda Federaalka, isla amrkaana…
Waxaa Isgoyska 14-ka Oktoobar (Ex. Soobe) ee magaalada Muqdisho ka socda isu soo bax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee qaraxiii…
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib socdaal rasmi ah oo uu ku tegay…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasam ayaa Maanta loo dhaariyay xilka xildhibaan ka mida Golaha Shacabka Soomaaliya Baarlamaanka…
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa si jeesjees ah uga hadlay su’aalo uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan…
TOOS U DAAWO: Khudbadda Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ee Golaha Guud ee Q/Midoobay.
Aabaha dhalay gabadha sabbatay in la dilo marxuum Axmed Dowlo ayaa caddeeyay inuusan bixin gabadhiisa, isagoo dowladda Soomaaliya ugu baaqay…
