Browsing: Maqal & Muuqaal
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaalida. basle xabsi Guri ugu jira dowladda Federaalka ayaa kasoo hadlay kiiska…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dejin u sameysay lammaanaha Maxamed C/raxmaan Mukhtaar iyo Ruqiya C/llaahi Maxamed oo guurkoodu sababtay in…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo ka hadlay Arrinta Ninkii Nolosha lagu gubay ee Muqdisho [Daawo]
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilal ka dhacay Muqdisho, siiba…
Boqolaal qof ayaa maanta Baroordiiq socod ah iyo Aas u sameeyay Marxuum Axmed Dowlo oo dhowaan nolosha lagu gubay, laguna…
DAAWO: Warbixin laga diyaariyey Jaceylkii Ruqiya & Maxamed ee sababay in Nolosha lagu gubo Adeerkood
Warbixin Nolosha Wiilkii (Maxamed C/raxmaan Mukhtaar) iyo Gabadhii (Ruqiyo C/llaahi Maxamed) oo Jaceylkooda Dartiis loo gubay Adeerkood Axmed Dowlo degmada…
Fadliga, Axkaamta iyo taariikhda Soonka Maalinta Caashuura, waxaa soo jeedinaya Sheekh Dr. Maxamud Maxamed Shibli.
The Turkish Maarif Foundation has officially taken over administrative control of schools run by the Fetullah Terrorist Organization (FETO) in…
Michael Keating (UNSOM) on the situation in Somalia – Security Council, 8350th meeting 13 Sep 2018 – Remarks by Mr.…
Qeybaha Bulshada deegaanada Guulane, Koosar, Nuur Dugle iyo Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga degmooyinka Aadan-yabaal iyo Cadale ee ka tirsan…
In ka badan 2 Milyan oo Xaaji oo ka kala yimid dunida oo dhan ayaa taagan Buurta Carafa iyo agagaarkeeda…
Wasiiradii hore ee Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa afka furatay oo ka hadashay sidii ay uga…
Maamul Goboleedla Puntland ayaa ku dhawaaqay dagaal ay ku qaadayaan ciidamada Somaliland ee ku sugan degaanadeeda, sida ay sheegeen Guddiga…
In Somalia, poverty is forcing women into sexual exploitation as men from the country who’ve emigrated to the west return…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa si kulul u weerarray qaabka ay Wasaaradda Dastuurka u wado arrimaha…
Ciidamadii Nabadsugidda ee ka mid ka ahaa ciidamadii xasilinta ee dhowaan lagu daray Booliska ayaa si rasmi loogu wareejiyey ciidamada…
Xujeydii ugu horeysay ee Soomaali ah ayaa maanta u socdaalay gudashada waajibaadka xajka, iyagoo ka dhoofay magaalada Hargeysa.
Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga yeeray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo halkaasi uu ku sugan yahay Ra’iisal wasaare…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay shirkii Brussels ee arrimaha Soomaaliya, isgoo sheegay inuusan quseynin shirkaasi,…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Soomaaliya ee Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku dhaliilay qaabka ay u wajaheyso…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgimum, iyadoo shirka…
