Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeedinaya shirka arrimaha Soomaaliya ee magaalada Brussels ee dalka Belgimum, iyadoo shirka oo socday muddo laba maalmood la soo gabagabeyn doono.