Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mareykanka iyo Daalibaan oo heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday magaalada Doha ee dalka Qatar.

    Mareykanka iyo Daalibaan oo heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday magaalada Doha ee dalka Qatar.

    February 29, 2020Updated:February 29, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka iyo Dhaqdhaqaaqa Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa heshiis taariikhi ah ku kala saxiixday magaalda Doha ee dalka Qatar, kadib dagaal muddo 19 sano u dhaxeeyay.

    Heshiiskan oo muddo dheer soo socday ayaa u dhaxeeyay wakiilo ka kala socday dowladda Mareykanka iyo kooxda Taliban, iyadoo goor dhoweyd heshiiska nabadeed ay ku kala saxiixdeen magaalada Doha ee dalka Qatar, waxaana lagu tilmaamay weji cusub oo u furmay dalka Afghanistan.

    Heshiiska Daalibaan iyo Mareyanka kala saxiixdeen ayaa waxaa laba dhinac u kala saxiixay ku xigeenka Madaxa Siyaasadda ee Daalibaan Mullah C/qani, halka Mareyanka uu u saxiixay wakiilka u qaabilsan dalka Afghanistan Zalmai KhalidZad, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen wakiilo ka kala socda dunida.

    Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in heshiiskan uu caddeyn u yahay in Alqaacida iyo ururrada argagixisada aysan Afghanistan ka heli doonin meel ku dhuuntaan, isla markaana dadka Afghanistan ay nabad heli doonaan kadib muddo dheer oo ay dagaallo ku soo jireen.

    Wakiilka Daalibaan Mullaha C/qani Barader ayaa sheegay in Daalibaan ay ka go’an tahay fulinta iyo dhaqan gelinta heshiiskan, wuxuuna shacabka Afghanistan ugu hambalyeeyay heshiiskan, isagoo sheegay in 40 sano ah oo dagaal ahaa lasoo gabagabeynayo.

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhinaciisa ugu baaqay Taliban iyo xukuumadda Afghanistan iney fursaddan ka faaiideystaan, isaga oo xusay in haddii laga dhabeeyo ka mira dhalinta waxa lagu heshiiyey ay taasi horseedi doonto soo afjarista colaadda Afghanistan iyo in ciidanka Mareykanku ay dalkooda ku soo laabtaan.

    Mareykanka ayaa sida heshiiska uu la galay Daalibaan dhigayo wuxuu ciidamadiisa ka jooga dalka Afghanistan ka dhigi doonaa 8600 muddo 13 maalmood gudahood ah, iyadoo kadib si tartiib ah ciidamada Mareykanka looga sari doono dalkaasi.

    Daliban Heshiis US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMacalin Max’ud: “Markii aan aragnay in Dadkii la leynayo ayaan tanaasulnay, laakiin Ahlu suna kama tanaasuleyno”
    Next Article Maxkamadda Sare ee Puntland oo Xabsi & Ganaax ku riday Nin qaba cudurka AIDS-ka oo kufsaday Gabar 6 sano jir ah.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo