Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mareykanka iyo Ruushka oo Qarka u saaran Dagaal [Trump: Ruushku ha u diyaar noqdo Gantaallaha soo socda]

    Mareykanka iyo Ruushka oo Qarka u saaran Dagaal [Trump: Ruushku ha u diyaar noqdo Gantaallaha soo socda]

    April 11, 20183 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii kordhay xiisada u dhaxeysa dalalka milateri ahaa ugu waaweyn caalamka ee Mareykanka iyo Ruuskha oo qarka u saaran inay ku dagaalamaan dalka Suuriya.

    Madaxweynaha Mareykanka ayaa bartiisa twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku sheegay in Ruushka uu u diyaar garoowo sidii ay u difaaci lahayeen gantaalka lagu weerrari doonno Suuriya si loogu falceliyo suntii kiimikada ahayd ee la sheegay in dowladda Suuriya ku weerrartay meel ka mid ah Suuriya isbuuci lasoo dhaafay.

    Saraakiil sare oo ka tirsan Ruushka ayaa ku hanjabay in ay diyaar u yihiin in ay u jawaaban haddii Maraykanka ay isku dayaan in ay ku soo ridaan gantaal. Trump ayaa wacad ku maray in jawaab adag ay ka bixin doonaan wixii dhacay.

    Madaxweyne Bashar al-Assad oo kaalmo militari ka haysta Ruushka ayaa diiday in ay geysteen weerarka kiimikada ah. Qoraalkiisa Twitterka Trump wuxuu Assad ku tilmaamay “Xayawaan heysta hubka kiimikada”.

    Sabtidii dad u dhaqdhaqaaqa mucaaridka Suuriya, kooxaha dad badbaadiya iyo hay’addaha gargaarka ayaa sheegay in magaalada mucaaridka ay heystaan ee Douma oo ku taalla bariga gobolka Quuta in ciidammada dawladda soo weerraray iyagoo isticmaalayo sunta kiimakada ah.

    Arbacadii Ha’yadda caafimaadka adduunka ayaa waxay codsatay in loo ogolaado galitaan si ay u soo hubiyaan wararka sheegaya in 70 ruux ay ku dhinteen halkaasi, kuwaas oo ay ka mid yihiin 43 qof oo la arkay ay la luudayaan sunta kiimikada.

    Maraykanka iyo xulafadiisa Faransiiska iyo Britain ayaa isku raacay arrintan in ay iska kaashadaan waxaana la filayaa in ay u diyaar garoowayaan.

    Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in wararka sheegaya in Suuriya lagu weerraray sunta kiimikada ay tahay mid lagu daandaansanayo in la xumeeyo xiriirka xooggan ee kala  dhaxeya Suuriya.

    Madaxweyanaha maraykanka Donald Trump ayaa hakiyay booqashadiisi ugu horreysay uu ku tegi lahaa Latin America balse arrintaasi waxaa ay u wecisay inuu diiradda saaro arrimmaha Suuriya.

    Go’aankaasi ayaa soo jeedinayaa falcellinta maraykanka ee suuriya ee isugu jiro howlgalka dhanka circa ah, sida uu sheegayo wariyaha BBC Washington Barbara Plett Usher.

    Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel macron ayaa waxaa uu sheegay in duuqaymaha lala beegsan doono hoowlaha hubka kimikada ee dowladda Suuriya.

    Balse wargayska the Times ayaa kusoo warramaya in ra’iisul wasaaraha Britain Therese May ay ugu baaqday madaxweyne trump in uu caddaymo dheeraad ah bixio si loo iftiimiyo eedeymaha dowladda suuriya ee ah weerarka hubka kimikada ee magaalada Douma.

    Safiirka Ruushka u fadhiyo qaramada midoobay Vasily Nebenzia ayaa ugua digay xukuumadda Washington inay mas’uuliyadda ay duusha saran doonan tallaabo kasto oo millitari ay qaadan.

    Maaliinkii talaadada golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa ku guuldaraystay inuu ansixiyo qaraar soo jeedinaayo in la unko koox baaritanno ku samayso weerarka Suuriya.

    Russia Syra Syria Trump US Valadamir Butin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGantaallo lagu weeraray Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga & Qaraxyo laga maqlay
    Next Article Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo ka hadlay Xaqiiqada Qoraal uu ku fasaxay Lacagtii la qabtay ee Imaaraadka [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo