Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mareykanka oo Abaalmarin Hal Milyan oo Dollar ah ku raadinaya Nin Somali Kenyan ah

    Mareykanka oo Abaalmarin Hal Milyan oo Dollar ah ku raadinaya Nin Somali Kenyan ah

    May 31, 2022Updated:June 1, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay abaal-marin lacageed oo la siineyso ciddii keenta xog horseedi karta xarigga laba nin oo Kenyan ah oo la baadi-goobayo, kuwaasoo lagu eedeeyay ka ganacsiga daroogada iyo Duur-joogta.

    Labada nin ee baxsadka ah oo lagu kala magacaabo Badru Abdul Aziz Saleh iyo Abdi Hussein Ahmed oo Soomali Kenyan ah ayaa laga raadinayaa dalka Kenya, waxaana kusoo biiray Mareykanka oo min hal milyan dul dhigay ciddii keenta xog lagu qaban karo.

    Mareykanka ayaa Cabdi Xuseen Axmed iyo Badru Cabdul Casiis Saalax ku eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen shabakad dambiilayaal ah oo caalami ah oo ka ganacsan jirtay Duurjoogta oo doonayey in ay u tahriibiyaan Mareykanka.

    Waxaa lagu eedeeyay i ay maleegayeen in ay tahriibiyaan ugu yaraan 190 kiilo oo Geesaha Wiyisha ah iyo 10 tan oo Fool Maroodi ah. “Dabargoynta daroogada iyo ka ganacsiga duurjoogta ayaa ah mudnaanta maamulka Madaxweyne Biden. Waxaan uga mahadcelineynaa wadashaqeynta joogtada ah ee Dowladda Kenya ee ah qabashada xubnaha shabakadahan dambiilayaasha ah” ayuu yiri Eric Kneedler oo ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Nairobi, isgoo ka hadlay shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta DCI-da Nairobi dhowaan.

    Madaxa DCI-da George Kinoti ayaa ugu baaqay dhammaan jileyaasha Hay’adaha Amniga iyo cadaaladda cadaaladda inay gacan ka geystaan ​​soo qabashada iyo sharci horgenta labadaasi denbiile.

    Badru C/casiis Saalax la xiray bishii June ee sanadkii 2019-kii, isaga oo la soo taagay maxkamad ku taalla Kenya, iyada oo damaanad lagu sii daayay, waxaana markii ugu dambeysay ee la arko ay aheyd December 2019.

    Saleh iyo Ahmed ayaa lagu dacweeyay dalka Mareykanka sanadkii 2019-kii, waxaana hay’adda booliska caalamiga ah ee Interpol ay soo saartay amarka qabashada eedeysaneyaashan.

    Mid ka mida labada Nin Badru Abdul Aziz Saleh ayaa lagu qabtay howlgal ay wada qaadeen ciidamda Kenya iyo Mareykanka markii xog laga helay dadka ku nool Liboye, Garisa, maalmo kadib markii la shaaciyey abaalmarinta la dul dhigay.

    Click to access 2022-5-26-Accessible-Rewards-Poster-for-Ahmed_Accessible_05262022-1.pdf

    Abdi Hussein Ahmed Top US Wanted
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Baydhaba iyo Farriin uu kasoo diray
    Next Article RW Rooble oo magacaabay Guddiga Amniga Caleemo-saarka Xasan Sheekh (Akhriso)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo