Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mareykanka oo Dacwad kusoo oogay Soomaali ka baxsaday dalkaasi oo lagu eedeeyay Alshabaabnimo

    Mareykanka oo Dacwad kusoo oogay Soomaali ka baxsaday dalkaasi oo lagu eedeeyay Alshabaabnimo

    May 27, 2020Updated:May 27, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Garsoorka Dowladda Federaalka Mareykanka ayaa shalay si rasmi ah Dacwad la xiriirta argagixisanimo kusoo oogay Liibaan Xaaji Maxamed oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse heysta dhalashada Mareykanka, kaasoo Mareykanka ka cararay sannadki 2012-ki, madaxiisana la ful dhigay lacag dhan 50-kun oo Doolar.

    Maxkamadda Federaalka ee Gobolka Virginia ayaa ku soo oogtay Liibaan Xaji Maxamed looga soo dacwad loo heysto in looga shakisan yahay inuu Mareykanka ka qorayay rag ku biiray kooxda Al-Shabaab iyo inuu taageero dhaqaale siinayey kooxda argagixisada Al-Shabaab.

    Xafiiska xeer ilaalinta Mareykanka ee magaalada Alexandria ee gobolka Virginia ayaa sheegay in eedaha kale ee uu Liibaan wajahayo ay yihiin isku-dayga inuu rabay inuu shaqaaleysiiyo sarkaal dharcad ah si uu ugu safro Soomaaluya, isla markaana uu tababar u soo siiyo dagaalyahannada Al-Shabaab.

    Waxaa kale oo lagu soo eedeeyay inuu qorsheynayay inuu xirfaddiisa dhanka warbaahinta u adeegsado sidii uu uga qeyb qaadan lahaa qeybta warbaahinta Al-Shabaab ee ay kusoo jiitaan dhalinyarada uga soo biirta dalalka Galbeedka.

    Liban Haji Mohamed, oo ah 34, kasoo jeeda magaalada Alexandria, ee gobolka Virginia, wuxuuse ku dhashay Soomaaliya, ayaa markii uu Mareykanka joogay ku shaqeyn jiray Taksi. FBI-da ayaa sheegtay in ay dhaq-dhaqaaqiisa xiriirka uu la leeyahay Al-Shabaab ka war-heshay sannadki 2010.

    Wuxuu Mareykanka ka baxsaday bishii July ee sannadki 2012-ki. Sannadki 2015-ki ayay FBI-da ku dartay liiska argagxisida sida aadka loo doon-doonayo. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay in Liiban uu ku xiranyahay Soomaaliya, balse Soomaaliya iyo Mareykanka kama dhaxeeya heshiiska gacan-gelinta eedeysanayaasha.

    Alshabab LIBAN HAJI MOHAMED US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanow Xusuusnow: Yuusuf Garaad oo Qormo kulul u diray Baarlamaanka
    Next Article Wasaaradda Caafimaadka oo ka digtay in Cudurka Covid-19 si weyn ugu faafayo Gobollada Dalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo