Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay 5 ka mida saraakiisha Alshabaab, iyadoo la qiyaasayo weerarka, isla markaana aanay qax qasaare ah kasoo gaarin dadka shacabka ah, sida lag sheegay qoraalka AFRICOM.