Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Mareykanka oo ka digniin culus kasoo saaray in AMISOM ka baxdo Soomaaliya [Akhriso]

    Mareykanka oo ka digniin culus kasoo saaray in AMISOM ka baxdo Soomaaliya [Akhriso]

    August 30, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka ayaa ka digtay in xilliga dhow aysan fiiceyn in AMISOM ka baxdo Soomaaliya, taas haddii ay dhacdana ka dhigan tahay in dhibaato hor leh loo horseedayo Qaaradda Afrika iyo Gobolka Bariga Afrikaba.
    Sarkaal sare oo ka tirsan Saldhigga AFRICOM ee Mareykanka ku leeyahay Salka Germany magaciisana ka gaabsaday ayaa ka digay in lagu fududaado in Ciidamada AMISOM ka baxaan Soomaaliya.

    Waxaa uu sheegay in haddii ay taasi dhacdo uu dadaalkii socday 10kii Sano ee la soo dhaafay noqonayo mid taban,sidaas darteedna Mareykanka uusan dhiirro gelineyn in Waddan ka mid ah howlgalka AMISOM uu Ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya.

    Xaaladda amaanka Soomaaliya ayuu sheegay in ay hadda tahay mid gabi dhacleyn ku jirta oo soo kabasho ka muuqato una baahan in la garab qabto. “Soomaaliya waa dhallaan, waxaa ay u baahan tahay wehel iyo kaalmo inta ay cagaheeda isaga taageyso,waxaana ka digayaa in lagu deg dego ka bixidda Soomaaliya”. ayuuna yiri.

    Ciidamo ka badan 22,000 ka socda AMISOM ayaa 10,kii Sano ee la soo dhaafay dagaal kula jiray Al-shabaab,waxaana ay la wareegeen dhul ay horay u maamulayeen Al-shabaab sida meelo ka mid ah Gobollada Koofurta iyo Bartamaha oo ay Caasimadda la mid tahay.

    Sarkaalkan ayaa rumeysan in qorshaha AMISOM ay uga baxeyso Soomaaliya ee billaabanaya Bisha October ee 2018ka uu u baahan yahay xeelad iyo istiraatiijiyad la dejiyay,loona baahan yahay in wax badan laga fiirsado,waxaa uu tusaale u soo qaatay haddii Ciidamada Uganda ka baxaan Soomaaliya in ay wiiqeyso awoodda AMISOM iyo Milataraiga Soomaaliya ee hadda dagaalka kula jira Al-shabaab.

    Waxaa kale oo uu sheegay in Al-shabaab aysan dooneynin Gobolku xasilo sidaas darteedna loo baahanyahay in culeyska iyo cadaadiska hadda saran uu ku sii socdo sida uu hadalka u dhigay.
    Sarkaal kale oo darajadiisa lagu sheegay Janan hayeeshee Magaciisa la qariyay kana tirsan AFRICOM,ayaa yiri “Al-shabaabka hadda ma’ha kii 2010kii,waxaana muhiim ah in wax badan laga fiirsado ka bixidda Soomaaliya ee waqtiga dhow.”

    Ku xigeenka Madaxa xiriirka AFRICOM, Jon Dahms,ayaa sheegay in doorka Mareykanka ee Afrika uu yahay in caadi lagu soo celiyo xaaladda Soomaaliya lagana guuleysto qatarta Al-shabaab,sidoo kalena laga adkaado ururrada la mid ka ah ee ka dagaallamaya Qaaradda Afrika sida kuwa Saxaraha Afrika,Liibiya,Waqooyiga Afrika iyo Boko Xaraam.

    Waxaa uu ku faanay in AFRICOM ay dowlada iyo Ururrada ka jira Afrika ka kaalmeyso tababarrada,xirfadaha iyo akhlaadqa,waxaana uu tusaale u soo qaatay Ciidamada Heeganka ah ee Bariga Afrika .

    Isha:AFRICOM

    AFRICOM AMISOM US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleArdayda cusub ee Jaamacadda Muqdisho oo imtixaankii ogolaashaha u fariisatay [Sawirro]
    Next Article Dagaal ka qarxay magaalada Dhuusmareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo