Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Mareykanka oo xayiraad Socdaal iyo Dhaqaale kusoo rogay Saraakiil Itoobiyaan iyo Eritrean ah

    Mareykanka oo xayiraad Socdaal iyo Dhaqaale kusoo rogay Saraakiil Itoobiyaan iyo Eritrean ah

    May 24, 2021Updated:May 24, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay xayiraad socdaal kusoo rogtay saraakiil ka tirsan dalalka Itoobiya iyo Eritrea oo ku lug lahaa dagaalka ka socda Tigray iyo xayiraad dhaqaale oo la saarayo dalka Itoobiya.

    Tallaabadan waxaa ku dhawaaqay Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken oo sheegay in xayiraad dhanka dal ku galka (Fiisaha) ah lagu soo rogay saraakiil ka soo jeedo Itoobiya iyo Eritrea kuwaas oo lagu eedeeyay inay tacaddiyo ka geysteen gobolka Tigray; waxaa kaloo xayiraadda ku jira saraakiil ka tirsan maamulka Amxaaradda.

    Dhinaca kale Mareykanka ayaa xayiraaddan kale oo dhinaca dhaqaale iyo Amniga saaraya Itoobiya, iyadoo la joojinayo taageeradii dhaqaale iyo amni ee uu Mareykanka uu siin jiray Itoobiya.

    Mr. Blinken wuxuu carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in tallaabo caalami ah la qaado, si wax looga qabto dagaalka ka dhacay Tigray. Wuxuu intaas ku daray in dadkii ku lugta lahaa colaadda aysan qaadin tallaabo wax ku ool ah oo lagu soo afjarayo xiisadda.

    Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay soo saartay bishii Febraayo ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid ah oo aan hubaysnayn ay ciidammada Eritreaku xasuuqeen Tigray, bishii Nofeembar ee sanadkii tegay.

    Sida ay hay’adda sheegtay, xasuuqa wuxuu ka dhacay magaalada taariikhiga ah ee Axum ee waddanka Itoobiya, intii uu socday dagaalkii gobolka u dhexeeya dowladda Itoobiya oo garab ka heleysay Eritrea iyo TPLF oo dhinac ah.

    Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa horraantii bishii March ee sannadkan ka jawaabtay hadal ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Antony Blinken, ee ahaa Itoobiya inay deegaanka Tigray ‘Ciribtir qowmiyadeed’ ka waddo. Itoobiya ayaa hadalkaas ku tilmaamtay ‘Mid khalad ah oo aan xaqiiqada ku saleysneyn”.

    Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dhex galay xaaladii ugu xumeyd ee soo wajahda markii uu dagaalka ku qaaday Gobolka Tigray, isagoo u adeegsaday ciidamo ka socda dalka Eritrea oo geystay xasuuq.

    Abiy Ahmed Eritrea Ethiopia Isaias Afwerki Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXasan Sheekh oo War u Gaara kasoo saaray Shirka Wadatashiga Doorashada ee Muqdisho
    Next Article XOG: Qodobadda ugu Culus ee hareeyay Shirka Doorashada iyo Wararkii ugu dambeeyay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo