Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay qaabka loo marayo codsiga shaqaaleynta dhalinyarrada Gobolka Banaadir.
Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inay u furan yihiin qabashada codsiyada dhalinyarrada shaqo-doonka ah, waxaana lasoo saaray faahfaahin shaqada iyo qaabka loo kala saarayo dadka soo codsanaya.
HOOS KA AKHRI HABRAACA MASHRUUCA





![Mashruuca shaqaaleynta Dhalinyaradda oo ka furmay Degmooyinka G/Banaadir [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/09/Gbanaadir-1024x477.jpg)