Monday, May 12, 2025

MAS’UULIYIIN TACSI U DIRAYA RA’IISAL WASAARAHA CUMAR C/RASHIID

C/weli Sheekh Axmed

Ridwaan Xersi Maxamed

Cali Maxamed Maxamuud “Cali Xareed”

Ad

Cusmaan  Maxamed Cabdi “Daallo”

Ducaale Aadan Maxamed

Cabdi Axmed Dhuxulow

- Advertisement -

Cabdirisak Cusman Jurrile

Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow

Saaqa Aadan

- Advertisement -

Abdirahman Ibrahim Shirar

Cumar Maxamuud Maxamed {Filish}

Bishaaro Cabdi Garabey

Abdirisaq Feysal

Mas’uuliyiinta waxay dhamaantood iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali “Sharma’arke” oo hooyadii Marxuumad Ruqiya Macalin Daahir Cali ku geeriyootay magaalada Toronto, dalka Kanada. Waxay Alle uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, isaga iyo ehelka kalena samir iyo iimaan ka siiyo AAMIIN….AAMIIN

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON