Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Maxaa Caawa ka socda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. (Yaa sugaya Amniga Teendhada Afisyoone..?)

    Maxaa Caawa ka socda Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. (Yaa sugaya Amniga Teendhada Afisyoone..?)

    March 21, 2021Updated:March 21, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn Caawa laga dareemayo Garoonka iyo xarumaha ku dhex yaalla.

    Waxaa lasoo weriyey inay Garoonka yimaadeen dhowr diyaaradood, iyadoo aan faahfaahin laga bixin diyaaradahan iyo cidda la socotay. Dhinaca kale waxaa shir ku dhex maray Afisyoone saraakiisha AMISOM iyo saraakiil ka socotay Madaxtooyada Soomaaliya oo Madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday uu soo dirsaday.

    Kulanka saraakiisha AMISOM iyo Madaxtooyada ayaa looga dooday sida loo sugayo Amniga xarunta Afisyoone ee shirka ka dhici doono oo Madaxtooyada ay ku doodeysay inay amnigiisa wax ka sugaan ciidamada Amniga dowladda, laakiin waxaa arrintaasi ka biyo diiday AMISOM oo ka shidaal qaadaneysa UN-ka iyo Beesha Caalamka.

    Shirka ayaa la sheegay inuu goor dhoweyd soo gabagaboobay, iyadoo sarakiishii Madaxtooyada iyo Farmaajo ay ogolaadeen in AMISOM ay sugto guud ahaan Amniga Goobta shirka, isla markaana madaxda ka qeyb galeysa shirka aysan hub iyo gaadiid dagaal midna la geli karin xarunta, waxaana kaliya loo ogolaaday ilaalada gaarka ah (Bodyguards).

    Xogta laga helay shirka ayaa sheegeysa in dhammaan ciidamada la socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ay hubkood kusoo reebayaan labada Bar ee Medina iyo Marina Gate ee laga halo Garoonka, halka labada madaxweyne maamul Goboleed ee Xalane degan ay kaliya la socon doonaan ilaaladooda gaarka ah.

    Weli ma cadda inuu qabsoomayo shirka Berri ee beesha caalamka soo qabanqaabisay, waxaana socda dadaal xoog leh oo ay wadaan wakiilada Beesha Caalamka si loo suurageliyo qabsoomidda shirka, waxaana caawa socda xiriiro iyo shirar xoog leh oo arrintan ku saabsan.

    Aden Adde International Airport Afisyoone AMISOM Doorashada Madaxtooyada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiciid Deni oo shaaciyey in Ciidamo lagu soo weerarray Xarunta ay Xalane ka degan yihiin, meesha ka saaray…
    Next Article AMISOM oo Damaanad qaad kasoo saartay Shirka Afisyone (War-saxaafadeed degdega iyo Francisco Madeira)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo