Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Maxaa Caawa ka socda Magaalada Garowe..? [Wararkii ugu danbeeyay]

    Maxaa Caawa ka socda Magaalada Garowe..? [Wararkii ugu danbeeyay]

    April 3, 2016Updated:April 3, 20161 Min Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirar la isku habeensaday ayaa caawa ka socda xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe, iyadoo dib u dhac weyn soo wajahay heshiis la isla ogolaaday oo ku saabsan qaabka doorashada 2016.

    Dib u dhaca saxiixa heshiiska ayaa waxaa sababtay qodobo ka mid ahaa qoraal uu Madaxweyne Xasan Sheekh soo saaray maanta isagoo soo dhoweeyay in Puntland aqbashay nidaamka awood qeybsiga 4.5.

    Qodobada qaar ayaa u baahnaa in talo guud laga yeesho ama ku adkaa inuu aqbalo madaxweynaha, taasina waxay keentay in Puntland ay su;aal ka keento iyadoo  damaanadqaad dalbatay, waxaana wadahadallo hor leh oo galabta ilaa caawa socday wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in qoddobo ka mida heshiiska dib loogu noqdo.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku adkeystay in arrimo masiiri ah aysan ka heshiin karin dowladda Federaalka iyo Puntland, waxaana wararku sheegayaan in culeyska ugu weyn hadda saaran yahay maamulka Puntland oo arrintan doonaysa inay uga faa’iideysto guulo siyaasadeed iyo awoodo sharci darro ah in loo sharciyeeyo.

    Shirarkii socday ayaa goor dhoweyd soo idlaaday iyadoo la sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh khadka uga qeyb galay, waxaana la filayaa in isla caawa lagu dhawaaqo lana saxiixo heshiiska.

    Wadani.com

    Garowe Maxaa Caawa ka socda Magaalada Garowe..?
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Wadooyin muhiim ah oo dib loo dhisayo Muqdisho & Guddoomiyaha Gobolka oo kormeeray
    Next Article DEGDEG: Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo heshiis ka gaaray doorashada 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo