Maxaa dhex maray Ra’iisal Wasaare Kheyre & Abwaan Guurre intaan xilka laga qaadin?. (Akhriso)

Waxaa laga yaabaa in dadka qaar aysan la socon in Abwaan Cismaan C/laahi Guure uu ahaa ninki lahaa fikradda iskaa wax uqabsada cusub ama “is xilqaan” oo ah ololaha ugu weyn ee ay dowladda maanta jirtaa ku dhistay qaar kamid ah xarumahi burburay ee dowladda. Waxay ahaataba, Abwaan Guure maanta waa la coleystay oo waxaa … Continue reading Maxaa dhex maray Ra’iisal Wasaare Kheyre & Abwaan Guurre intaan xilka laga qaadin?. (Akhriso)