Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Maxaa iska bedelay waqtiga shaqada ee Xafiisyada Gobolka Banaadir..?

    Maxaa iska bedelay waqtiga shaqada ee Xafiisyada Gobolka Banaadir..?

    July 13, 2017Updated:July 14, 20172 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tan iyo markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

    ahna Duqa Muqdisho u magacaabay Thaabit Cabdi Maxamed waxaa isbadal weyn laga dareemay waqtiga shaqada ee xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

    Sida laga war qabo guddoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir ma laheyn jadwal shaqo oo joogto ah, mana jirin waqti cayiman oo guddoomiyaha Gobolka laga helayo xafiiskiisa, balse tan iyo markii Thaabit loo dhiibay xilkaas, waxaa fududaatay shaqooyinkii Gobolka Banaadir wuxuuna guddoomiyaha xafiiskiisa usoo fadhiistay si joogt ah.

    Guddoomiye Thaabit ayaa xafiiskiisa soo fadhiisto 8:00 Subaxnimo Xilliga Muqdisho, wuxuuna fadhiyaa ilaa 5:00 Galabnimo, wuxuuna intaas xafiiskiisa ku qaabilaa dad badan oo adeegyo uga baahan Gobolka taasoo muujineyso inuu guddoomiyaha yahay nin u diyaarsan inuu si wanaagsan u guto waajibkiisa.

    Sida uu noo xaqiijiyey shaqaalo ka tirsan Gobolka Banaadir oo xafiiskaas ka shaqeenayey muddoo toban sano, guddoomiye Thaabit ayaa inta badan la arkaa isagoo shaqeenayo xilliyada habeenkii ilaa afar saac habeenimo taasoo noqotay arrinta ugu muhiimsan ee uu Thaabit kaga duwanaaday Guddoomiyayaashii hore.

    Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa shaqaalaha Gobolka Banaadir ku amray inay waqtiga shaqada ilaaliyaan isla markaasna si wanaagsan loogu adeego muwaadiniinta documents-ka uga baahdo Gobolka Banaadir, waxaana markii hore jirtay xilliyadii guddoomiyayaashii hore cabaqad kasoo wajaheyso  shacabka xafiisyada Gobolka Banaadir.

    Guddoomiye Thaabit ayaa laga rajeenayaa inuu si dardar geliyo shaqadiisa, waxayna dadka falanqeeyo siyaasadda aaminsan yihiin inuu Thaabit noqon doono guddoomiyihii ugu waxqabadka fiicnaa dhammaan guddoomiyayaashii soo maray Gobolka Banaadir tan iyo burburkii.

    Dhanka Kale guddoomiyaha ayaa ka shaqeeyey in la fududeeyo qaadashada waraaqaha dhashada iyo kuwa sugnaanta, iyadoo ay xusid mudan tahay inuu guddoomiyaha meesha ka saaray laaluushkii markii hore laga qaadan jiray muwaadiniinta Soomaaliya.

    Ugu dambeyntii Guddoomiye Thaabit ayaa ka shaqeeyey in dadka doonayo dhalashooyinka iyo sugnaanto loo kala hormariyo sida ay usoo kala horeeyaan halka markii hore loo kala hormarin jiray sida ay u kala laaluush badan yihiin.

    Waxaa diyaariyay: C/llaahi Cusmaan Faarax

    Benaadir Gobolka Banaadir Taabit
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada xasilinta Caawa Howlgal Qaab cusub leh ka wada Xaafado ka tirsan Muqdisho
    Next Article US, Somalia forces raid al-Shabab, kill several

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo