Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Maxaa ka dhacay Mogadishu Book Fair? [Imaatinkii Kheyre ma ahayn mid kheyr badan-Qormo ]

    Maxaa ka dhacay Mogadishu Book Fair? [Imaatinkii Kheyre ma ahayn mid kheyr badan-Qormo ]

    August 17, 2018Updated:August 17, 20182 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta tegay Bandhigga 4-aad Carwada Buugaagta Muqdisho, waxaana dad fara badan oo goobtaasi ku sugnaa loola dhaqmay si aan loo arag oo bahdilaad ah, markii dibadda looga saaray hoolka, kuwii ku socdayna laga xiray wadooyinka.

    Dad badan ayaa baraha bulshada uga haday wixii ka dhacay galabta hoolka Sahal ee KM4, iyadoo si weyn u naqdiyey qaabka Ra’iisal wasaare Kheyre iyo ilaaladiisa ula dhaqmeen dadkii goobta ku sugnaa iyo kuwii ku sii socday, iyadoo qaarkood ay ka dalbadeen inuu raali gelin ka bixiyo.

    Waxaan soo qaadaneynaa qormo kooban oo uu dhacdadii maanta ka qabsaday ka qoray ustaad C/casiis Gurbiye, tasoo ku bilaabtay: 

    Ra’isul Wasaare Kheyre…Ma Yahay Waxa Laga Dhigayo?! Mise Waa Naga Hartey Waa “common man,”!!

    Mogadishu Book Fair sanadkan waa ka amni badnaa sanadihii hore. Sahal oo ah goobta lagu qabanayey waxaa qofka intaanu gelin Hoolka la dhex marinaa mashiinka qeyliya! labadii Maalin ugu horeysay oo aan tagay xataa suunka iyo saacadaha waan bixinnay!

    Inta aanu maanta Kheyre tagin waxaa uga horeeyey dad muhiim ah sida Ra’isul wasaare ku-xigeenkiisa Mahadi, duqa magaalada Yarisow iyo gudoonka aqalka sare. Ajaanib, Xildhibaannada labada aqal, wasiirro iyo shakhsiyaad maamuus badan ayaa tegay maalmahan. Runtii dadkooda ayey ka mid ahaayeen, oo baaritaanna ma jirin, cid ku mashquushana ma leh, oo howshii ay u tageen waa soo guteen, waana soo baxeen buuq la’aan!

    Laakin galabta imaatinka Kheyre ma aheyn mid Kheyr badan, mid ceebeed ayuu ahaa! Horta markii hore Kheyre liiska rasmiga maba ku jirin oo madaxweynaha ayaa xiritaanka lahaa, laakin safar ayuu jiraa. Haddii badal laguugu keenay cayaarta ma inaad haleysaa, oo dadka in dibadda loo saaro, la baaro oo la bahdilaa..?! Waa yaabe maxay tahay waxa uu heysto oo aaney heysay madaxdii maalmahan tageysay..?! Waa su’aale maku saxnaa inuu bahda qalinleyda, aqooyahanada iyo bahda waxbarashda sidan loo bah dilo?!! Aawey fikraddii la iibin jiray ee aheyd waa nin caadi ah oo dadkiisa ka mid ah?

    Image may contain: one or more people, crowd, basketball court and outdoor

    Image may contain: 2 people, people standing, sky, crowd and outdoor

    C/casiis Gurbiye Kheye Kheyre Mogadishu Book Fair Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleJen. Caanood oo ka hadlay Weerar uu ka badbaaday oo ay Alshabaab ku qaadeen Kolonyadiisa
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho & Sawirro

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo