Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Maxaa ka jira in Ciidamadii Dowladda ka baxeen degaanadii ay ka qabsadeen Sh/Dhexe? (Alshabab oo dib ula..)

    Maxaa ka jira in Ciidamadii Dowladda ka baxeen degaanadii ay ka qabsadeen Sh/Dhexe? (Alshabab oo dib ula..)

    June 24, 2021Updated:June 25, 20211 Min Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo dadka degaannada dagaalladu ka socdeen ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inay ciidamadii Milareriga dowladda ay ka baxeen goobihii ay ka qabsadeen Alshabaab, kadib howlgalkii socday muddooyinkan danbe.

    Degaanada hoostaga Mahadaay, Jowhar iyo Raaga Ceelle ayaa la sheegay inay dib ula wareegeen ciidamada Alshabaab, waxaana arrintan laga soo xigtay dadka ku nool degaanada u dhow magaalada Jowhar, iyadoo ay Alshabaab sheegatay inay ciidamadii dowladda ka baxeen.

    War kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu shegay in ciidamadii uu horkacayay Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ay isaga baxeen degaanada Warciise iyo Qordheere, ayna dib ula wareegaan Alshabaab. 

    Dhowaan ayey ahayd markii afhayeenka ciidamada xoogga dalka uu sheegay inay Alshabaab ka xoreynayaan Gobolka Sh/Dhexe, lamana oga in arrintan ay tahay qorshe ciidan iyo inay soo afjareyso howlgalkii ciiidamada xoogga dalka.

    Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya oo ku saabsan inay ciidamadooda dib uga baxeen degaanadii ay ka qabsadeen Alshabaab ee Gobolka Sh/Dhexe.

    Alshabab Sh/dhexe SNA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda oo hor istaagay Bannaanbax ay dhigayeen Waalidiinta Askarta ku maqan Eritrea
    Next Article Garyaqaankii Donald Trump oo Maxkamad shaqada ka joojisay, kadib markii lagu helay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo