Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaa ka jira in ciidamadii Dowladda Somaliya u dirtay dalka Eritrea ay ka dagaalameen Tigray, laguna laayey..?

    Maxaa ka jira in ciidamadii Dowladda Somaliya u dirtay dalka Eritrea ay ka dagaalameen Tigray, laguna laayey..?

    January 17, 2021Updated:January 18, 20212 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka qeyb galeen dagaalkii Itoobiya ku qaaday Gobolka Tigray.

    Waxaa markii ugu horeysay warkan laga soo xigtay saraakiil sheegay inay la xiriireen ilo kala duwan oo sheegay in boqolaal askari oo Soomaali ah ay ku dhinteen dagaalka, iyagoo ka barbar dagaalamaya ciidamo Eritriyaan ah oo ka qeyb galay dagaalkii Tigray iyagoo gacan siinaya kuwa Itoobiya.

    Isha Warkan ayaa ah Taliye ku-xigeenkii ee Hay’adda NISA C/salaan Yuusuf Guuleed oo Warbaahinta magaalada Muqdisho u sheegay in ciidamada Soomaalida ee lagu tababaray dalka Eritea ay boqolaal ka mida dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dagaalladii Gobolka Tigray ka dhacay.

    “Baaritaan marka aan sameeyay iyo xiriiro aan la sameeyay meelo kala duwan waxaan ku ogaanay in ciidamada Soomaalida ee ka qeyb galeen dagaalka Itoobiya iyo Tigray ka dhaxeeya, Ee dhinaca Eritrea kasoo galay ay gaaareyso Guuto iyo bar. Waxaan aad uga naxay oo nasiib darro ah iyo xanuun ah in la sheegayo inay dhinteen ku dhowaad 400, ayna dhaawacmeen boqolaal kale oo ciidamo Soomaali ah..” ayuu yiri taliye ku xigeenkii hore ee NISA C/sallaan Guuleed oo aan wax caddeyn ah soo bandhigin.

    Ciidamada dowladda Soomaaliya u dirtay si loogu soo tababarro ayaa ahaa qarsoodi, iyadoo ay maamuleysay Hay’adda NISA, mana jirto cid faahfaahisay nooca ciidamadaasi iyo tiradooda, inkastoo ay xaqiijin iyo caddeyn u baahan tahay ka qeyb galkooda dagaalkii Itoobiya ku qaaday Gobolka Tigray.

    C/salaan Guulleed Eritrea Ethiopia Somalia Tigray
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ugu yeeray Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gedo iyo warar sheegaya..
    Next Article Ciidamadii Mareykanka ee ku sugnaa Soomaaliya oo laga saaray iyo Tiro yar oo ku haray si ay….

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo