Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaa ka jira in Gaari ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda loo geeyay Alshabaab?

    Maxaa ka jira in Gaari ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda loo geeyay Alshabaab?

    February 21, 2023Updated:February 21, 20231 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa baraha Bulshada lagu baahiyey warar ku saabsan in Gaari ay leedahay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya lala aaday deganaada Alshabaab, kadib markii magaalada Mudisho lagala baxsaday.

    Warkaasi oo si weyn loo baahiyey waxaa goor dhow beeniyay Wasiirka Arrimaha dibadda Abshir Cumar Huruuse oo qoraal uu soo saaray ku caddeeyay inaysan waxba ka jirin wararka ku saabsan Gaadiid ay leedahay Wasaaradda inuu u galay Alshabaab.

    “W𝗔𝗫𝗔𝗔𝗡 𝗨𝗠𝗠𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗 𝗢𝗚𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗡𝗔𝗬𝗔𝗔 𝗜𝗡 𝗔𝗔𝗡𝗨 𝗝𝗜𝗥𝗜𝗡 𝗚𝗔𝗔𝗗𝗜𝗜𝗗 𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗘𝗘𝗬𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗔𝗠𝗔 𝗪𝗔𝗦𝗔𝗔𝗥𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗔𝗥𝗥𝗜𝗠𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗜𝗕𝗘𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗔 𝗟𝗘𝗘𝗗𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗢𝗢 𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗤𝗔𝗡 𝗚𝗔𝗖𝗔𝗡𝗧𝗔𝗬𝗗𝗔 𝗔𝗠𝗔 𝗨 𝗚𝗔𝗟𝗔𝗬 𝗔𝗟𝗦𝗛𝗔𝗕𝗔𝗕. 𝗪𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗔𝗥𝗥𝗜𝗡𝗧𝗔𝗔𝗦 𝗟𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗜𝗜𝗥𝗔 𝗘𝗘 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗛𝗔 𝗕𝗨𝗟𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗙𝗔𝗔𝗙𝗜𝗬𝗘𝗬 𝗪𝗔𝗔 𝗕𝗘𝗘𝗡 𝗔𝗕𝗨𝗨𝗥 𝗟𝗔𝗚𝗨 𝗝𝗔𝗔𝗛𝗪𝗔𝗥𝗘𝗘𝗥𝗜𝗡𝗔𝗬𝗢 𝗨𝗠𝗠𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗢𝗢𝗠𝗔𝗔𝗟𝗜𝗬𝗘𝗘𝗗”. ayuu wasiirku ku yiri Qoral uu soo saaray.

    Alshabab Muqdisho Top Wasaaradda Arrimaha dibadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasaaradda Amniga oo ka jawaabtay Cabashada Ciidamada maamula Shabaabka soo goosta
    Next Article Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska oo lala beegsaday Qarax lagu khaarijin lahaa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo