Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaa ka jira in Hay’adda NISA ay gudaha iyo Dibadda ka xirtay website-yada Alshabab..?

    Maxaa ka jira in Hay’adda NISA ay gudaha iyo Dibadda ka xirtay website-yada Alshabab..?

    February 1, 20241 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay hawada ka saartay, isla markaana xirtay ilaa 14 Website oo Alshabaab ku lahayd Internerka, kuwaas oo lagu gudbin jiray wararka iyo dacaayadaha Alshabaab.

    Website-yada Alshabaab ee NISA shaacisay in la xiray yimid kadi dadaa socday muddo sanado ah, sida lagu sheegay War-saaxaafadeedka NISA, waxaan ka mida magacayo isku mida oo u taagan hal website.

    Kuwa ugu caansan ee ilaa hadda la sheegay in dalka iyo dibadda laga xiray waxaa ka mida: Calamada, Somalimemo, Radio Al-furqaan iyo Amiir Nuur, Muddooyinkii hore waxaa barahani laga xiray shirkadaha qaar iyadoo qaar kale si caadi ah looga isticmaali karay.

    Xaqiijin lagu sameeyay baraha Alshabaab ayaan ku ogaanay in inta badan Barahaasi ay hawada ka maqan yihiin, halka kuwo kale ay weli shaqeynayaan sida web-ka Somalimemo, iyadoo aan la ogeyn sida arrintan ku dhacday.

    Dhinaca akle NISA ayaa dhowaan sheegtay inay xirtay ilaa 20 koox oo Whatsapp ah adeegsan jiray, kuna xirnaa Alshabaab iyo 2,500 lambar oo ah lambar telefoon oo lala xiriiriyey Alshabaab.

    Alshabab NISA Somalia Somalimemo Warbaahinta Alshabab
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Nabadsugidda iyo Milateriga oo dagaal culus ku dhex marayo Muqdisho
    Next Article Xaalad ka dhalatay geerida Haweeney Uur lahayd oo Ninkeedii ku gubay Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo