Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxaa ka jira in Heshiis laga gaaray xiisadii Muuse Suudi & Madaxda dowladda Somalia.?

    Maxaa ka jira in Heshiis laga gaaray xiisadii Muuse Suudi & Madaxda dowladda Somalia.?

    April 7, 2019Updated:April 8, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Muuse Suudi
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa muddooyinkii danbe si weyn loo faafiyey xiisad ka dhalatay wareegto ay Dowladda hoose ee Muqdisho kula wareegtay Dhul Dan guud ah oo ku yaalla agagarka taliska ciidamada Badda iyo xaafadda Mariinada oo qeyb ka mida uu degan yahay senator Muuse Suudi Yalaxow.

    Wararka laga faafiyay xiisadda ayaa inteeda badan waxaa waday qurbe joog xaalada u bedeshay xaalad dagaal iyo qabiil, lakiin ma jirin wax dagaal ah oo dhacay iyadoo ay xaaladaasi ku dhex jireen waxgarad iyo odayaal.

    Dhulka Dowladdu sheegtay inay la wareegtay ayaa ha dhul ballaaran oo dowladii hore ay siisay saraakiil iyo siyaasiyiin ka badan 10 xildhibaan iyo 7 Jeneraal, waana dhul ku teedsan xeebta Liido, iyadoo aanu ku koobneyn xerada Mariinada ee Muuse Suudi degan yahay.

    Waxaa la faafiyay warar sheegaya in xaliyey xiisadii u dhaxeysay Muuse Suudi iyo maamulka G/Banaadir, sida laga soo xigtay Danjire C/raxman Diinaari oo sheegay inay arkeen imaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo arrintaasi kala hadlay madaxweynaha, isla markaana sheegay in 90% la xaliyey xiisadaaasi.

    Dhulka muranku ka taagan yahay ee oo dib loogu celiyay gacanta dowladda, oo eyb ka mida uu degan yahay Muuse Suudi ayaa weli la xalin, iyadoo Muuse ku doodaya in dhulka uu degan yahay ay siisay dowladii hore ee Xasan Sheekh.

    Farriin ay Muuse Suudi kasoo xigatay Aamina Muuse Wehliye oo ah weriye degan dalka Ingiriiska ayey ku sheegtay inuu Muuse Suudi u soo dhiibay farriin uu ku yiri: “Aniga qof aan waan-waan iyo wada hadal la galay ma jirto, mana jiri doonto. Waxan rabaa waa sareeynta sharciga oo kaliya, Waana In sharciga loo hogansamaa..”

    Waxaa la xaqiijiyey inuusan jirin xiriir toos ah oo dhex maray Muuse Suudi iyo Maamulka G/Banaadir ama madaxda dowladda Federaalka oo kaliya ay socotey waanwaan la isaga dab qaadayo.

    G//Banaadir Mariino Muuse Suudi Taliska ciidamada Badda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Dowladda oo baaritaan ka sameeyay Masjid Caan ka ah Muqdisho & Imaamkii oo la qabtay
    Next Article Askarta Dowladda oo weli sii wada Dilka Dadka rayidka ah [Warbixinta Amniga ee 24-ka Saac]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo