Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaa ka khaldan heshiiska dowladda iyo Puntland?

    Maxaa ka khaldan heshiiska dowladda iyo Puntland?

    October 15, 2014Updated:October 15, 20142 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka dhacay xaflad lagu saxiixay heshiis dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Puntland oo khilaafaad soo noqnoqday uu ka dhaxeeyay tan iyo dhismihii dowladii KMG ahayd ee uu madaxweynaha ka ahaa marxuum C/llaahi Yuusuf Axmed, marar badanna ay Puntland qaadatay tallaabooyin ay xiriirka ugu jareyso dowladda dhexe.

    Heshiiska oo uu saxaafadda u akhriyay  Wasiirka Hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda Federaalka Ducaale Aadan ayaa ka kooban 12-ka qodob, wuxuuna ka danbeeyay shirar u socday guddiyo ka kala socday labada oo afar maalmood shir ku lahaa Garowe, waxaan socdaal shaqo ku joogay ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sheekh Maxamed.

    Haddaba heshiiska marka aad u dhaba gasho wax badan kama duwa heshiisyadii hore loo galay oo u dhacayay qaab laba awoodood oo siman iyo laba dowladood oo heshiineysa oo kale, waxaa kaloo sii socota in xubno kamida  hay;adaha caalamiga ah iyo dowlado shisheeye dhinacooda ka saxiixaan heshiisyadani.

    Arrimahau ugu waaweyn ee khalad ahaan markiiba loo sheegi karo kuna jira heshiiskani waxaa kamida:

    Maxaa ka khaldan heshiiska DFS-Puntland
    Maxaa ka khaldan heshiiska DFS-Puntland

     

    Labadan qodob midka hore waxaa khaladkiisa markii horeba lahaa dowladda Federaalka oo qorsheysay in Gobol barkii gobol laga dhigo, sidaasina ku guddoomisay in Mudug qeyb kamida iyo Galgaduud ay noqdaan maamul goboleed gaar u istaagi kara iyadoo Dastuurka dalka ee KMG ah dhigayo in laba gobol iyo wixii ka badan oo kaliya noqon karaan maamul goboleed. Sharciga lagu tuntay waxaa wada qaadaya saddexda mas’uul ee ugu sareysa dalka oo markhaati ka wada ahaa shirkii arrintaas looga dhawaaqay.

    Qodobka ee quseeya Shahaadada Puntland, walow ay dhibaato badan ka taagneyd, haddana in wasiirkii tacliinta dowladda federaalka oo halkaas jooga aqbalay in shahaado dowladda Federaalka iyo wasaaradiisa aanay bixin loo sameeyo astaantii wasaaradiisa ayna aqoonsato dowladda federaalka iyadoo ay jireen qaabab kale oo arrintan looga wareegi karay, sida arrinta baasaboorka oo kale,  iyadoo aan ardayda Puntland lagu xirin inay Muqdisho u doontaan shahaadooyinka.

     

    Wadani Info

     

     

     

    Dowladda FS Heshiis Puntland
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha oo la wareegay shaqadii wasiirada
    Next Article Ra’iisal wasaare C/weli oo transit qorsheysan ku maray Garoonka Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo