Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Maxaa ka khaldan Warqadda laga faafiyey Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada?

    Maxaa ka khaldan Warqadda laga faafiyey Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada?

    February 23, 2022Updated:February 23, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sidee Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka iskiis ugu fasaxi karaa Kuraas aan looga dacwoon Guddigiisa..? (Akhriso Khaladaadka ku jira Qoraalka laga faafiyey)

    Waxaa Baraha Bulshada lagu shaaciyey qoraal la sheegay inuu soo saaray Guddoomiyaha Guddiga Xalinta khilaafaadka Maxamed Cawil Warsame, kaasoo lagu fasaxayo kuraas lagu doortay dhowaan magaalada Beledweyne.

    Qoraalkan oo aan la xaqiijin sax ahaanshihiisa ayaa waxaa ka muuqda khaladaad waaweyn oo shaki gelinaya, iyadoo ay faafintiisa bilaabeen taageerayaasha Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ayuu hadaana wuxuu khilaafsan yahay qoralaadii Guddigan iyo shaqadii loo xilsaaray

    Qoraalka oo ujeedka ugu weyn ee laga leeyahay u ay tahay in lagu fasaxo Kursiga uu kusoo baxay Fahad Daahir Axmed ayaa khaladaadka ku jira waxaa ka mida:

    1- Inuu yahay (haddiiba ay sax tahay Warqada) go’aan uu keligiis qaatay Guddoomiyaha Guddiga xalinta khilaafaadka.

    2- Waxaa kaloo la yaab leh in Qoraalka laga bilaabay guddoomiyaha oo shaqsiyadiisa ku hadlaya, iyagoo uu guddigu go’aannada ku gaaro codeyn.

    3- Inuu ka hadlayo fasixid kuraas aanu Guddiga Xalinta Xalinta hakin, wax shaqo ahna ku laheyn, balse aan kasoo gudbin oo kursi ka mida uu xayiray Guddiga Heer Federaal ee doorashada (FEIT).

    4- Inuu amray Shahaado rasmi ah in la siiyo xubnaha kusoo baxay Lixda Kursi ee Beledweyne lagu diirtay oo kan Fahad Yaasiin ka mid yahay, taasoo u muuqata hordhac ay soo qorteen xildhibaanno la doortay oo cabsi qaba.

    Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa lag micneyn karaa go’aan shaqsi ah oo ay saameyn ku yeelatay madaxtooyada oo dagaal maalmahan kula jirtay Guddiga FEIT iyo Guddoomiyihooda markii ku adkeystay go’aanka kursiga HOP086 oo markii la hakiyey la qabtay Doorashadiisa.

    Doorashada Fahad Yaasiin Guddiga Xalinta khilaafaadka Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeen Macalimuu oo weli u taagan Kursi Xildhibaan iyo RW Rooble oo rajo geliyay
    Next Article Mareykanka oo ka digay Weerar Ciidamada Ruushku ku qabsanayaan Dalka Ukraine muddo 48 saac ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo