Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaa ka socda dalka Jordan..? (Nin la dhashay Boqorka oo lagu tuhmay xiriir uu la yeeshay Sacuudiga iyo Israa’iil)

    Maxaa ka socda dalka Jordan..? (Nin la dhashay Boqorka oo lagu tuhmay xiriir uu la yeeshay Sacuudiga iyo Israa’iil)

    April 6, 2021Updated:April 7, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dalka Jordan waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaa Xiisad u dhaxaysay Boqorka dalkaasi Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza oo xabsi guri la geliyay, markii looga shakiyey khalkhal amni.

    Amiir Xamza ayaa lagu eedeeyay inuu faraha kula jiro xaalad-abuur iyo falal halis ku ah nabad-galiyada Boqortooyada Jordan, isagoo xiriiro la yeeshay beelaha dalkaasi, isla markaana la sheegay inuu xiirir la sameeyay dalal sisheeye oo markii danbe la ogaaday inay ahaayeen sacudiga iyo israa’iil.

    Arrintan ayaa keentay n xabsi Guri la geliyo Amiir Xamza, iyadoo uu kusoo baxeen Amiir Xasan oo ah Boqorka adeerkii iyo xubno ka mida Qoyska Haashimiyiinta, kadibna ay waanwaan ka galeen xaaladda Boqor Cabadalla iyo Walaalkii Amiir Xamza, waxaana kulanka kadib ayuu Amiir Xamza soo saaray war-saxaafdeed uu magaciisu ku saxeexay, kuna sheegay inuu daacad u yahay Boqorka, islamarkaana uu xaq dhowrayo dastuurka boqortooyada Jordan.

    Amiir Xamza ayaa hore u sheegay inuusan u hogaansami doonin amarka lagu soo rogay ee ah inaanu guriga ka bixin isla markaana aanu wax xiriir ah la sameeynin dibada. Dowladda Jordan ayaa ku eedaysay Amiir Xamza inuu xiriir la leeyahay dhinacyo shisheeye oo aan haybtooda la shaacin iyo inuu maleegayey falal ka dhan ah dowladda.

    Khilaafka Boqor Cabdalla iyo Wallaalkiis ayaa soo bilowday markii uu Amiir Hamza ka wareejiyey xilka dhaxal-sugaha oo wiilkiisa Xuseen BBin Cabdalla uu u magacaabay xikaasi, wuxuuna ka hadlay musuq-maasuqa faraha ka baxay iyo xukuumadda Kordan oo uu ku tilmaamay mid aad u liidata oo gabtay waajibaadkeedii.

    Wargeyska Washington Post ayaa maanta qoray in Amiir Hamza uu taageero ka helay ganacsade Israa’iil u dhashay oo ku xiran sirdoonka dalkaasi, kaasoo diyaarad gaara doonayey inuu u diro si uu u baxsado amiirka.

    Dhinaca kale Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Sacuudiga Feysal Bin Farhan ayaa tegay magaalada Cammaan ee dalka Jordan, waxaan la sheegay inay dalbadeen in lasii daayo oo uu ay hore u wataan mid ka mida mas’uuliyiinta la xiray oo lagu magacaabo Basim Ciwadullahi oo hore ahaa ergeyga Boqorka u qaabilsan Sacuudiga.

    Ninkan ayay wararka qaar sheegeen inuu ahaa xiriiriyaha Amiirka la dhashay Boqorka Jordan iyo Sacuudiga, isla markaana la qorsheynayay in dalkaasi laga sameeyo qorsha ay Sacuudigu ku lug lahayd.

    Dowladda Jordan ayaa beenisay arrintan, waxayna sheegeen inuusan wafdigooda wadan wax dalab ah oo ay taageerada boqorka Jordan u tageen halkaasi.

    Amir Hamza Israel Jordan King Abdalla Saudi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Caalamka oo War cusub & Baaq kasoo saartay Shirka Afisyoone ee Madaxda Soomaalida (Akhriso)
    Next Article Axmed Qooqoor: “Maamullo kale ayaan difaac u nahay oo aan ka hortaagan nahay Argagixisada..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo