Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaa kasoo baxay kulankii aan Caadiga ahayn ee Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya…?

    Maxaa kasoo baxay kulankii aan Caadiga ahayn ee Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya…?

    May 6, 20182 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay  Magaalada Muqdisho, iyadoo uu isugu yeeray isla markaana shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre.

    Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ayaa lagu ansixiyay hab maamuuska xeerka lagu aas aasay Midowga Afrika ee khuseeya Midowga Baarlamaanada Afrika. Xeerkan ayaa waxaa Golaha Wasiirada horgeeyay kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Mahada Cabdalla Cawad, mana jirin cid diiday, iyada oo ugu dambeyn ay ansixiyeen Golaha Wasiirada.

    Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ayaa waxa uu sheegay hab maamuuska ay leeyihiin Midowga Afrika ay Soomaaliya Gudoomiye ka tahay, kuxigeena ay ka tahay Gabar ka soo jeeda Jabuuti, aadna uu muhiim u ahaa in la ansixiyo.

    Intaasi kadib Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Golaha wuxuu warbixin ka siiyay safarkii uu ku tagay Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka, wuxuuna sheegay in Dowladda Belgium-ka ay aaminsan tahay in ay si dhow ula shaqeyso Soomaaliya.

    Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa uu Golaha Wasiirada kahor sheegay in Miisaaniyadda Dowladda lagu kordhiyay lacag dhan 100 Milyan oo Dollar, taasina ay tahay guul weyn.

    Wasiirka Kuxigeenka Amniga Soomaaliya C/naasir Saciid oo warbixin amniga ku saabsan laga dhageystay ayaa waxa uu sheegay in xasilinta caasimadda Muqdisho ay meel wanaagsan marayaan, ayna dardar gelinayaan ka hor bisha Ramadaan.

    Ugu dambeyn Golaha ayaa waxa ay warbixin ka dhageysteen Guddiga loo xil saaray fatahaada Wabiga Shabeelle oo uu Gudoomiye u yahay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, waxaana ay Goluhu sheegeen in Dowladda Soomaaliya ay wax walba ku bixin doonto fatahaadaha Wabiyada.

    Golaha wasiirada Top xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Warbixin ku saabsan Rajada laga qabo in la sii daayo C/kariin Qalbi-Dhagax
    Next Article Wada-shaqeyn u bilaabatay Barlamanka & Xukuumadda [Akhriso Ajendaha kulankii ugu horeeyay ee Guddoomiye Mursal]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo