Thursday, May 15, 2025

Maxaa kasoo baxay kulankii Kutlada Badbaado Qaran? (Taageero mise diidmo xukuumadda cusub)

Kutlada xildhibaanada isbaheystay ee Badbaado Qaran ayaa kulan waqti dheer qaatay oo go’aan looga gaarayay mowqifka ay ka qaadanayaan xukuumadda cusub ku yeeshay magaalada Muqdisho iyadoo kulankaasi lagu tilmaamay midkii ugu adkaa ee soo mara kooxdan xildhibaanada ahi intii ay isku baheysteen taageerada xukuumadii C/weli Sheekh Axmed.

kutlo

Xildhibaanada ayaa ra’yigooda mid kasta dhiibay iyadoo inta badan ay taageereen in codka kalsoonida la siiyo Xukuumada cusub, laakiin waxaa jiray xildhibaanno kale oo ka gows qabsaday taageerada xukuumadda cusub isla markaana diiday in cod lagu kala baxo Kutlada dhexdeeda oo codkooda ay Baarlamaanka ka dhiibtaan.

Ad

[ad name=”HTML-2″]

Guddoomiyaha Kutlada Xildhibaan Cabdi Dhuxulow  ayaa kulanka kusoo xiray in la taageero xukuumadda lana siiyo codka, isago ka codsaday xildhibaanada kutlada ka mida ee diidan xukuumadda inay taageeradooda siiyaan xukuumadda iyadoo uu tixgeliyay codsiga xildhibaanadaasi.

Goobjooge.com

- Advertisement -

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON