Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Maxaa keenay in Dalalka Saameynta ku leh Soomaaliya ay RW Rooble ula dhaqmaan sida Madaxweyne..?

    Maxaa keenay in Dalalka Saameynta ku leh Soomaaliya ay RW Rooble ula dhaqmaan sida Madaxweyne..?

    August 16, 2021Updated:August 16, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u dhoofay dalka Masar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Dalka Masar Abdiftah Alsisi.

    Waa safarkii labaad ee toddobaad gudihiis uu dibadda ugu baxo Rooble iyo midkii saddexaad marka lagu daro shirkii Waxbarashada ee uu ku tegay magaalada London; iyadoo uu dhowaan kasoo laabtay dalka Kenya oo casuumaad tan la mida uu ka helay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, kadibna ay wadahadal ku saabsan xiriirka labada dal ku yeesheen magaalada Mombasa.

    Rooble ayaa dalalka dibadda u arkaan inuu hadda yahay mas’uulka ugu sareeya ee Soomaaliya xilliga kala guurka ah, kadib markii uu la wareegay maamulka doorshada Soomaaliya, taasoo caddeyn u ah inuu la wareegay kaalintii madaxweyanha xilka ka dhammaaday.

    Safarka Ra’iisal Wasaare Rooble ee dalka Masar ayaan wxa faahfaahin ah laga bixin, marka laga reebo inuu casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi. Wararka aya asheegaya in Masar oo ka mid dalalka saameynta ku leh Soomaaliya ay dooneyso inay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble kala hadasho xiirirka labada dal iyo Doorashada Soomaaliya.

    Masar ayaa dano weyn ka leh Geeska Afrika, waxaana muhiimadda Soomaaliya ay u leedahay sii kordhiyey xiisadda kala dhaxeysa dalka Itoobiya ee Biyo xireenka Webiga Nile oo xaaladu gaartay in laga cabsi qabo isku dhac milateri.

    Ra’iisal Wasaaraha oo safarkiisa ay ku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Masuuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo la yeelan doona Madaxda Dalka Masar inta uu joogo Qaahira.

    Egypt Rooble Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynihii baxsaday ee Afghanistan oo Farriin yaab leh u diray Shacabka & Kooxda Daalibaan (Akhriso)
    Next Article Xaalada Garoonka magaalada Kaabul: Kumanaan Qof oo is buurtay iyo Diblomaasiyiin ka cararraya.. (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo