Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxaa keenay in Garoonka Muqdisho lagu xayiro wafdigii Sheekh Shariif & Xasan Sheekh ee kusii jeeday Beledweyne?

    Maxaa keenay in Garoonka Muqdisho lagu xayiro wafdigii Sheekh Shariif & Xasan Sheekh ee kusii jeeday Beledweyne?

    November 10, 2019Updated:November 10, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa saaka soo boxy in garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho lagu xayiray wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed uuna ka mid ahaa madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo xildhibaanno ka tirsan labada Gole.

    Wafdigan oo hore uga baaqday safar kale oo ay qorsheysteen inay ku tagaan magaalada Beledweyne ayaa la sheegay inay diyaaradii qaadi lahayd loo sheegay in Garoonka magaalada Beledweyne uu roob ka da’ay xalay isla markaana xaaladiisa la qiyaasayo in diyaarad caadi ah ay ka degi karto.

    Maareeyaha Hay’adda Duulimaadyada rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sheegay inaysan jirin wax xayiraad ah oo la saaray diyaaradaha aadaya magaalada Beledweyne, balse roob xalay da’ay dartiis ay qiyaas dhan 600 mitir oo garoonka ka mida ay qoyday, iyadoo loo diray helikobtar si loo hubiyo in diyaaradaha caadiga ka degi karaan Garoonka.

    Maareeyaha ayaa sheegay in AMISOM ay maamusho hagista diyaaradaha tegaya garoonka magaalada Beledweyne, isla mariana kaliya la hubinayo in garoonka laga degi karo iyo amnigiisa, wuxuuna meesha ka saaray in wafdi ay hoggaaminayaan madaxweynayaashii hore lagu xayiray Garoonka, isagoo caddeeyay in wafdigaasi ay diyaarad kireysteen, iyaguna ay warbixinta garoonka siiyaan duuliyeyaasha diyaaradaha.

    Maareeyaha Hay’adda Duulimaadyada rayidka ayaa sheegay inuusan la soon wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha Xasan Cali Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Beledweyne sida ay sheegeen warbaahinta qaarkood.

    Dhinaca kale Xildhibaan C/risaaq Jindi oo ka mida wafdiga Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa isna sheegay inaysan jirin cid ay la xiriireen oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, isla markaana ay garoonka tageen 7:30 subaxnimo, balse diyaaradooda loo sheegay inaysan duuli karin.

    Warar lagu baahiyey baraha bulshada ayaa sheegay in wafdiga madaxweynayaashii hore loo xayiray iyadoo uu magaalada Beledweyne u dhoofi lahaa Ra’iisal wasaare Kheyre.

    BELEDWEYNE Fatahaad Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Top Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWafdigii Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo u dhoofay Beledweyne, kadib muddo lagu xayiray Garoonka Muqdisho
    Next Article Mahad Salaad: “Amarka lagu celiyey Diyaaradii qaadi lahayd Madaxweynayaashii hore waxaa bixisay NISA”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo