Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaa keenay in Tallaalkii Covid-19 ee loogu deeqay Soomaaliya la geeyo dalka Kenya..? (Warbixin)

    Maxaa keenay in Tallaalkii Covid-19 ee loogu deeqay Soomaaliya la geeyo dalka Kenya..? (Warbixin)

    March 11, 2021Updated:March 12, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Soomaaliya ayaa ka mida dalalka loogu deeqay tallaalka Cudurka Covid-19 ee ka mida mshruuca COVAX oo ah mashruuc ay samaysay Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO, Isbahaysiga Tallaalka GAVI iyo hay’ad kale oo lagu magacaabo Isbahaysiga Diyaargarowga Cudurrrada Faafa.

    Dalalka Afrika ayaa inta badan helay tallaalkan oo dal kasta la siinayo 20% dadka dalkaasi nool, waxaana dalalka uu soo gaaray ka mida Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya oo toddobaadkii hore heshay ilaa Hal milyan oo goojo oo tallaalka ah.

    Tallaalkan oo ah nooca Oxford Astrazaneca ayaa lagu sameyeyay dalka India, waxaana wasirka arrimaha dibadda India Subrahmanyam Jaishankar uu shaaciyey 3-dii bishan Maarso in tallaalkii Soomaaliya laga qaaday dalka India, kuna sii jeedo Soomaaliya, balse waxaa la geeyay dalka Kenya.

    Waxaa Soomaaliya loogu deeqay 300,000 Goojo oo ah qeybtii ugu horeysay ee tallaalka ay sugaysay Soomaaliya oo gaaraya 1 milyan iyo 200 kun, wuxuuna tallaalkani gaaray magaalada Nairobi 6-tii Bishan Maarso. Haddii Soomaaliya ay wada hesho 1.2 milyan ee tallaalka wuxuu taasi ku filan tahay 20% dadka Soomaalida ah.

    Wasiirka Caafimaadka xukuumadda Federaalka Fowsiya Abukar ayaa sheegay in tallaalka loo geeyay dalka Kenya arrimo dhinaca farsamada ama Logistics-ka, iyadoo ay maamulayaan Hay’adaha UNICEF iyo WHO ee Qaramada Midoobay oo xarumahooda waaweyn ku yaallaan Nairobi.

    Tallaalka ayaa ugu danbeyn la filayaa inuu Muqdisho soo gaaro saacadaha soo socda, iyadoo wararku sheegayaan in diyaargarow la’aan iyo Qorshe xumo ay qeyb ka tahay sababta Tallaalka Soomaaliya loo geeyay dalka Kenya.

    Ma cadda si loo qeybin doono tallaalka Soomaaliya heshay, laakiin wasiir Fowsiya ayaa sheegeysa in la diiwaan geliyay sahqaalaha caafimaadka, laguna bilaabi doono iyaga.

    Cov COVAX Covid-19 vaccine Somalia WHO
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo Baaq degdeg ah soo saaray (Akhriso)
    Next Article Tacsida Marxuum Cali Mahdi oo Muqdisho ka bilaabatay iyo xilliga Meydkiisa la keenayo oo..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo