Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Maxaa keenay inuu Madaxweyne Farmaajo ku shaqeeyo Hotel kiro ah..? [Faaqidaad Dastuuri ah]

    Maxaa keenay inuu Madaxweyne Farmaajo ku shaqeeyo Hotel kiro ah..? [Faaqidaad Dastuuri ah]

    February 11, 2017Updated:February 11, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sida madaxweynihii ka horeeyay ee Xasan Sheekh ayuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ku shaqeynayaa Hotel kiro maalmaha ugu horeeya ee xukuntiisa..!

    Arrintan ayaa dad badan isaga qasan waxaana la oran karaa waa qabyo ka dhalatay dastuurka qabyada ee sida KMG ah o qoran, waxaana wehlisa in hab maamuuska madaxweyne iyo guddiyadda doorashooyinka aysan arrintaasi u dhigin qorshe cad.

    Sida Soomaalidu degdegta uga sameysan tahay ay wax waliba u noqdeen qorshe la’aan ah, maxaa yeelay mar haddii madaxweynaha cusub xilka loo dhaariyo wuxuu noqonayaa madaxweyne rasmi ah, wuxuuna qaadanayaa awooddaha Madaxweynaha dalka uu leeyahay.

    XIL WAREEJINTA IYO DHAARINTA MADAXWEYNAHA

    Waxaa muuqata in la kala hormariyay laba arrimood oo ay ahayd inay mar qura wada dhacaan, dhaarta iyo xil wareejinta, waxaad dib u xusuusataa doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, habeenkii la dhaariyay waxaa khudbadii madaxweynihii laga guuleystay ee Sheekh Shariif ku jirtay in wixii hadda ka danbeeya uu madaxweynaha cusub mas’uul ka yahay ammaanka.

    Taasi ma dhicin ee waxaa madaxweynihii la doortay la dejiyay Hotel Jazeera, halkaasoo uu ku shaqeeyay kuna sugnaa muddo toddobaad ah, waxaana la ogyahay in Alshabaab weerar ku qaadeen hotelka.


    Waxay ahayd Madaxweynaha cusub aan lagu dhaarin fadhigii lagu doortay ee Baarlamaanka, oo la qabanqaabiyo maalin kale oo xil wareejinta iyo dhaartu dhacdo sida dunida kale u dhaqanto, ama haddiiba madaxweynaha la dhaariyay si toos ah madaxtooyada loo dejiyo iyadoo madaxweynihii hore qaab kale loo maamuusayo.

    Dhaqanka soo noqnoqday iyo khaladka farsamo ee dastuuriga ah waa xaalad u baahan in degdeg wax looga bedelo si aysan u dhicin in madaxweyne sharci ah uu dibad joog ahaado isagoo sugaya inuu madaxweynihii hore banneeyo gurigii Villa Somalia.

    Doorashada aan waqtigeeda ku dhicin ee xilliya dheer qaadatay, fowdada ka jirtay nidaamka doorashada iyo xaaladda dalka oo allow-sahalka ayaa keentay in xaaladu sidan u ekaato, laakiin laga yaabee in madaxweynaha soo socda uu ka badbaado.

    FAAQIDAADDA GOOBJOOGE.COM

    Farmaajo Hotel Jazeera Madaxtooyada Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle: “Shacabku waa xiiso badan yahay, madaxweyne kasta waa la soo dhoweeyaa, haddana..” [Dhageyso[
    Next Article Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo farriin culus iyo digniin u diray Madaxweyne Farmaajo [DHAGEYSO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo