Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaa Wafdigii Madaxweynaha Puntland ka qabsaday Shirkii wadatashiga Muqdisho..? FAALLO

    Maxaa Wafdigii Madaxweynaha Puntland ka qabsaday Shirkii wadatashiga Muqdisho..? FAALLO

    September 23, 20153 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maxaa Wafdigii Madaxweynaha Puntland ka qabsaday  Shirkii wadatashiga Muqdisho..? FAALLO

    Tan iyo markii ay wafdiga maamulka Puntland ee uu hogaaminayay C/weli Gaas soo duuleen magaalada Gaalkacyo waxaa jiray hadallo kala duwan oo laga bixinayay sida ay ku dhacday inay aqbalaan imaanshaha Muqdisho iyo ka qeybgalka shirarka hiigsiga cusub iyadoo la ogaa go’aanadii ka soo baxay maamulkaasi ee Baarlamaan iyo xukuumad.

    sawircajiib

    Waxaa shaki badan dhaliyay  dadku fahmi waayeen in Madaxweyne C/weli Gaas qaadaco shirkii weynaa ee Muqdisho ka dhacay aakhirkii bishii Jjuly, kadibna diido in shir arrimaha hiigsiga cusub ka dhacdo Kismaayo sidii ay damceen madaxda dowladda Federaalka markii laga wada qeyb galay caleemo saarkii  Axmed Madoobe, kadibna Muqdisho u yimaado shirka la mida shirarkii uu ku qaadacay Muqdisho iyo Kismaayo…..????

    Waxaa fasiraadda kaliya ee C/weli iyo kaaliyeyaashii hayeen ama saxaafada u sheegeen ay ahayd inaanu waxba iska bedelin mowqifkii Puntland ee ay mowqifkeeda caddeyn doonto, isla markaana Soomaalida kale la  qeybsan doonto… waxaa ka dambeeyay:

    • Wafdiga Puntland Wafdiga Puntland shirkii wadatashiga ayay ka qeyb galeen.
    • C/weli Gaas iyo wafdigiisa waxay ka baxeen shirkii wadatashiga
    • Wafdiga Puntland waxayay soo bandhigeen cabasho ku sasbsan Dastuurka KMG oo la jebiyay.
    • Wafdiga Puntland waxay ka qeyb qaateen xiritaankii shirka wadatashiga iyo war-murtiyeedkii ka soo baxay.

    Waxaa is qaban waayay sida wax u dhacayaan iyo qaabka ay madaxda Puntland ee Xamar joogta u dhaqmayaan…. markii shirkii wadatashiga ujeedkii laga lahaa soo idlaaday laguna heshiiyay waxaa haddana wax lala yaabo noqotay in wafdigii Puntland Muqdisho ku haro, kana soo baxaan arrimaha soo socda:

    • Inay kulamo la leeyihiin beesha caalamka loogu sharxayo mowqifka Puntland
    • Inay soo saaraan qoraal dhowr bog ah oo ka hadlaya aragtida Puntland ee xaaladda dalka
    • In qofka kaliya ee hadlaya uu yahay afhayeenka madaxtooyada Puntland

    Ilaa iyo iminka waxaa la kala saari la’ yahay go’aanka dhabta ah ee Puntland, maxaa yeelay si cad uma qaadicin wixii ka soo baxay shirkii wadatashiga mar haddii ay qeyb ka ahaayeen, mana caddeyn karaan inay qeyb ka ahaayeen xaaladda ka heysta degaanadoodii darteed, sidaas dartood wuxuu xaalkoodii noqday Ciyi waa ka baryey.

    Waxay xaqiiqadu tahay in Puntland ay go’doon siyaasadeed gashay, isla markaana ku fashilantay go’doomintii Galmudug, siyaasadaasi oo laga iibin waayay Beesha caalamka iyo maamulada kale, xitaa Axmed Madoobe ayaa danihiisa ka raacday, waxaana qoraalada iyo cabashooyinka aan dhammaan ee Puntland uu ka door biday inuu naftiisa u doodo sidii kumeelgaarnimada looga bedeli lahaa.

    Waxaa cad in qorshihii ku dhisanaa la-baratanka dowladda Federaalka uu hadda gabaabsi yahay mar haddii Puntland ku qeyb tahay maamulada kale ee Galmudug ka mid tahay, waxaana runtu ku soo biyo shubatay in qoraal fara badan la kala diro. Shirkii wadatashiga ee Muqdisho waxaa wafdigii C/weli Gaas qanciyay oo shirka ku soo celiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid sida uu VOA-da u sheegay wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, laakiin lama oga waxa lagu qanciyay oo aanay dooneynin wafdiga Puntland inay dadkooda la wadaagaan iyo in heshiiskaasi shirkan uun ku ekaa oo ay halkoodii ka miisi doonaan iyo in kale.

    Faaladda Wadani.com

    [ad name=”HTML-7″]

     

    Maxaa qabsay C/weli gaas Puntland Shirkii wadatashiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Ra’iisal wasaarihii hore Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay K/Afrika
    Next Article DAAWO: Puntland oo war-muriyeed u gaara kasoo saartay shirkii wadatashiga Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo