Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxaad kala socotaa Miisaaniyadda G/Banaadir ee mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha maamulka Ansixiyaan..?

    Maxaad kala socotaa Miisaaniyadda G/Banaadir ee mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha maamulka Ansixiyaan..?

    December 27, 2020Updated:December 28, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in maanta la ansixiyey Miisaaniyadda Gobolka Banaadir ee sanadka 2021.

    Kulan ka dhacay Hotel ku yaalla Muqdisho ayey madaxda maamulka iyo shaqaalaha Gobolka Banaadir ku ansixiyeen Miisaaniyadda sanadka 2021 ee Maamulka Gobolka Banaadir oo gaari doonta $36,857,503.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) saxiixay Miisaaniyaddan, waxaana kulan ka qeyb galay Guddoomiye ku Xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Gobolka iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir. Waxaa sidoo kale ku sugnaa Taliyaha ciidamada Boooliska Soomaaliyeed.

    29-kii Disembar ee sanadkii hore ayaa shir sidan oo kale ah lagu sheegay in lagu ansixiyey Miisaaniyadda sanadka 2020 ee Dowladda Hoose taasoo ahayd $32, 977,123, laakiin ma jirin xisaab xir la sameeyay.

    Maamulka Gobolka Banaadir oo aan lahayn Gole degaan oo la soo doortay, madaxdiisuna ku timaado magacaabidda Madaxweynaha Soomaaliya ayaanay jirin cid og halka ay ku baxdo lacagta soo gashee ay canshuur ahaanta uga qaadaan shcabka iyo isla xisaabtan midna, waana hay’adda kaliya ee miisaaniyadeeda ay ansxiyaan Madaxda iyo shaqaalaha.

    Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa warbixintiisii snaadka 2019 ee dhowaan soo baxday wuxuu ku caddeeyay in dhaqaalaha Gobolka Banaadir kasoo gala Dekadda Muqdisho ee ku dhaca Akoonada (717 iyo 1007) ee Maamulka Gobolka Banaadir laga bixiyay lacag dhan US $1,713,213, taasoo aan lahayn caddeymo ku filan taas oo lid ku ah sharciga. Arrinkan ayaa sababay in la xaqiijin waayo sax ahaanshaha lacag bixintan.

    Warbixintu waxay sheegta in Gobolka Banaadir aanu diyaarin warbixin maaliyadeed oo sanadle ah, isla markaana aanu lahayn habraaca iyo siyaasadda lagu maamulo hantida taas oo adkaysay ama suuragalin wayday in la xaqiijiyo ama la qiimeeyo shuruuradaha ama waxa ay hay’addu u isticmaasho guud ahaan maamulka hantida.

    Image may contain: text that says 'JAMHUURIYADD FEDERAALKA SOOMAALIYA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR & DAWLADDA HOOSE EE MUQDISHO SHIRKA SOO BANDHIGIDA QORSHA HOWLEEDKA IYO ANSIXINTA MIISAANIYADDA SANNADKA 2021 DATE:27 DECEMBER 2020 DOORBIN HOTEL'
    Image may contain: 8 people, people sitting
    Image may contain: one or more people, people sitting, people on stage and indoor
    Cumar Filish Gobolka Banaadir Miisaaniyadda G/Banaadir Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha oo lagu casuumay Madasha Garowe (Yaa uga qeyb galaya?)
    Next Article Ra’iisal Wasaare Rooble oo farriin u diray Musharixiinta Mucaaradka: “Is-dajiya waxaan diyaar u ahay…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo