Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaad ka taqaan Ciidamada Kumaandooska Daalibaan ‘Badri 313’ ee Mareykanka ka yaabiyey? (Sawirro)

    Maxaad ka taqaan Ciidamada Kumaandooska Daalibaan ‘Badri 313’ ee Mareykanka ka yaabiyey? (Sawirro)

    August 19, 2021Updated:August 19, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    NINTCHDBPICT000669231006
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wixii ka danbeeyay markii la wareegtay dalka Afghanistan, waxaa soo baxayey faahfaahinta kooxdan oo markii ugu horeysay la arkay ciidamadeeda Kumaandooska gaarka ah ee Daalibaan, kuwaasoo sugaya amniga qeybo ka mida magaalada Kaabul.

    Ciidamadan si gaarka u tababarran ee Daalibaan waxaa lagu magacaabaaa ‘BAEDRI 313’ oo ah magac laga soo qaaday dagaalkii ugu horeeyay ee uu galay Nebiga Muxamad NNKH iyo tirada asxaabtii ka qeyb gashay, iyadoo muuqaalkooda ay si weyn ula yaabeen dallaka reer Galbeedka iyo Mareykanka.

    Dagaalyahannada Daalibaan waxaa lagu yiqiin Khamiisyo gaagaaban, Duub weyn iyo qoryaha AK-47, iyagoo muuqaalkoodu ahaayeen dad shacab ah oo hub qaatay, laakiin ciidamada guutada ‘Badri 313’ waa kuwo gebi ahaanba ka duwan oo u eg ciidamada kumaandooska ee dunida inteeda kale, weliba ka qalab fiican.

    Ciidamadan ayaa hore muuqaal ahaan Daalibaan ugu soo bandhigtay xayeysiin ahaan. laakiin waxaa si toos ah loogu arkay magaalada Kaabul, waxayna ahaayeen ciidamo si aad ah u tababaran, isla markaana ku qalabaysan qalab milateri oo casri ah.

    Lama oga halka ay ciidamadan ka heleen Qalabka iyo hubka Carsiga ah ee ay heystaan, waxaana muuqataa inuu yahay isku -darka qalabka milatariga Mareykanka iyo hubkii ciidamada Afgaanistaan, oo laga yaabo inay ka qabsadeen markii ciidammada reer Galbeedka iyo kuw Afghanistan.

    Muuqaalka ciidamada kumaandooska Daalibaan ee ‘Badri 33’ ah ayaa muuujiyey inay xiran yihiin koofiyado milateri iyo muraayadaha qorraxda iyo kuwa habeenkii wax lagu arko, jaakadaha aanay xabbadu karin iyo Qoryaha Mareyanka lagu farsameeyo..

    Ciidamadan waxay kaloo xiran yihiin kabaha dagaalka ee casriga ah, oo xitaa leh muraayadaha aragga habeenkii – taasoo ka dhigaysa inay la mid yihiin oo aan laga sooci karin ciidamada kumaandooska dalalka waaweyn ee dunida.

    Khubarada Milateriga ayaa faallo ka bixiyey muuqaalka ciidamada kumaandooska Daalibaan, waxayna sheegeen inay Daalibaan aysan hadda ahayn koox beeraley ah, laakiin isu bedeshay ciidan milateri oo xirfad leh.

    Waxaa hubaal ah in su’aalo la iska weydiin doono sida Taalibaanku u hantiyeen qalab milateri oo tiknoolajiyad sare leh, iyadoo laga cabsi qabo inay u gacan galeen diyaaradihii dagaalka ee ciidamada Pakistan.

    Reports of a Taliban special forces unit patrolling Kabul have begun to emerge from Afghanistan, shattering the stereotypical image held by many of the militant group. Picturd: A still grab from a video purporting to show the Badri 313 special forces unit in training
    Pictured: A soldier reportedly part of the Badri 313 patrols the street in a promotional video released by the taliban showing off the unit
    In videos and images released by the group, the Badri 313 soldiers are seen with military helmets and sunglasses instead of the usual tuban, bullet proof vests over camouflage jackets and trousers instead of the typical robes, and armed with tactical rifles
    Pictured: Badri 313 soldiers undergo a training exercise in promotional images
    The unit (pictured) is reportedly named after the Battle of Badr that is written about in the Qur'an, in which the Prophet Mohammed successfully defeated an enemy force with just 313 men - some 1,400 years ago
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho iyo Faahfaahin laga helay…
    Next Article Akhriso: 4 Qodob oo looga hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga ee Doorashooyinka iyo xilliga uu furmayo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo