Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Maxaad ka taqaan Cumar Sadiiq Matiin ninkii fuliyay weerarkii Orlando..? [WARBIXIN & SAWIRRO]

    Maxaad ka taqaan Cumar Sadiiq Matiin ninkii fuliyay weerarkii Orlando..? [WARBIXIN & SAWIRRO]

    June 12, 2016Updated:June 13, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ururka Khilaafada islaamiga ee DAACISH ayaa sheegtay inuu mas’uul ka ahaa weerarkii xalay lagu qaaday Baar ku yaala magaalada Orlando, Gobolka Florida ee dalka Mareykanka oo lagu dilay 50 ruux, 53 kalena lagu dhaawacay.

    Orlando gay nightclub mass shooting suspect Omar Mateen, 29 is shown in this undated photo. Orlando Police Department/Handout via Reuter
    Orlando gay nightclub mass shooting suspect Omar Mateen, 29 is shown in this undated photo. Orlando Police Department/Handout via Reuter

    Wakaalada wararka ACMAAQ ee raacsan Daacish ayaa sheegtay in weerarka oo ah kii ugu weynee ee dhulka Mareykanka ka dhaca uu fuliyay dagaalyahan ka tirsan Daacish.

    Duqa Magaalada Orlando Buddy Dyer  ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah, waxaana uu sheegay in baaritaanada hordhaca ah ay muujinayaan in ururka Daacish uu ku lug leeyahay weerarka.

    Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad uu dadka Mareykanka u jeediyay caawa ku canbaareeyay wixii ka dhacay Orlando isagoo ku tilmaamay inuu ahaa fal argagixiso oo naceyb ku dheehan yahay.

    Ninka fuliyay weerarka uu yahay nin lagu magacaabo Cumar Sadiiq Matiin oo kasoo jeeda dalka Afghanistan, qoyskiisuna deganaa New York. Cumar Sadiiq Matteen ayaa ka hor intii aanu falkan fulin wuxuu telefoonka ka wacay Booliska (911) isagoo u sheegay inuu daacad u yahay kana tirsan yahay Daacsih,  wuxuu kaloo xusay magacyada kuwii ka dambeeyay qaraxyadii Boston.

    Cumar Sadiiq Matiin iyo xiriir uu la lahaa kooxda Daacish oo maamusha dhul weyn oo ka mida dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa dhaliyay su’aalo la iska weydiinayo sababta FBI-da u ogaan weyday xaaladdan, laakiin saraakiil u hadashay hay’adda dembi baarista Mareykanka ayaa  sheegay in Cumar ay su’aalo weydiiyeen dhowr jeer balse aanay helin caddeymo dhameystiran.

    2013 ayay ahayd markii ugu horeysay ee FBI-du xaaladiisa dabagal ku bilowday, markaas oo lala xiriiriyay wiilashii reer Jejniya ee qarxiyay magaalada Boston, waa nin ku dhashay magaalada New York, laakiin asalkiisu kasoo jeeda Afghanisan.

    Cumar Sadiiq Matiin aabihii ayaa la sheegay inuu taageere weyn u yahay kooxda Daalibaan ee dalka Afghanistan ka dhisan, isla markaana uu mar doonayay inuu madaxweyne ka noqdo Afghanistan, isagoo mar isa soo sawiray xili uu iska dhigay madaxweynaha Afghanistan.

    Shooter Omar Mateen (pictured), 29, from Port St. Lucie in Florida, opened fire at Pulse night club in the early hours of this morning
    Shooter Omar Mateen
    Seddique Mateen
    Seddique Mateen

     

     

     

     

     

    Wadani.com

    Omar Sadik Matteen Orlando Orlando attack USA Weerarkii Orlando
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay weerarkii Orlando: 50 qof oo la dilay & ninkii ka dambeeyay oo la aqoonsaday
    Next Article Ciidamada Ahlu suna oo Magaalada Dhuusamareeb ku xiray weriyihii Universal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo