Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaad ka taqaan Ergeyga cusub ee Q/Midoobay u soo magacaabeyso Soomaaliya.?

    Maxaad ka taqaan Ergeyga cusub ee Q/Midoobay u soo magacaabeyso Soomaaliya.?

    November 23, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya  danjire Nicholas Kay waqitigiisii  ayaa  waxaa soo baxaya warar sheegaya in ergey cusub jagadaasi loo dhiibi loo magacabayo oo isna kasoo jeeda dalka Britian, kaasoo lagu magacaabo Michael Keating.

    NichoKaylas Key oo maamulka xafiiska UN-ka ee Soomaaliya UNSOM xilkiisa hayay ta iyo 2013-kii, ayaa la sheegay in aakhirka sanadkan ku egyahay xilkiisa. Wakiilka cusub ee lagu bedelayo Nicholas Kay ayaa ka tirsan mas’uuliyiinta sare ee machadka Chatham House ee xaruntiisu tahay magaalada London ee xarunta dalka Britain, wuxuuna soo qabtay xilal kala duwan oo ay ka mid yihiin danjirenimo xukuumaddiisa Britain iyo weliba isagoo soo noqday ergayga xoghayaha guud ee QM uga wakiilka ahaa dalka Afghanistan.

    Q/Midoobay ayaan weli ka hadlin arrinta ku saabsan inay ergaygeeda Soomaaliya uga wakiilka ah Nicholas ay bedelayso, balse ilo wareedyo kale ayaa xaqiijiyay in xafiiska UNSOM ee Somalia loo magacaabi doono ergay cusub oo British ah.

    Ergayga cusub ee lagu bedelayo danjire Kay ayaa wuxuu xilka la wareegi doonaa marka uu sannadkan dhammaado, maadaama xilliga shaqo ee Danjire Kay uu ku eg-tahay Bisha soo socota ee December 2015-ka. Dhanka kale, ergayga cusub ee lagu bedelayo ergayga QM ee Soomaaliya Michael Keating ayaa wuxuu ku dhashay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda sannadkii 1959-kii, waana 56-jir.

    Danjire Kay ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku dhex jiray kulamo macsalaameyn ah oo uu ku marayo maamulada dalka, isagoo socodkiisii ugu danbeeyay ku tegay magaalada Kismaayo, waxaana loo sameeyay xaflado sagootin ah.

    Wadani.com

    Nicholas Kay Q/Midoobay UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXabad-joojin laga gaaray dagaalkii Gaalkacyo iyo Madaxweynaha Galmudug oo ku sii jeeda magaalada
    Next Article Xeer ilaalinta oo diyaarisay kiiska Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan & Madaxweyne Xasan Sheekh oo joojiyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo