Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»Maxaad ka taqaan Gacan-yareyaasha Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya…? [Akhriso]

    Maxaad ka taqaan Gacan-yareyaasha Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya…? [Akhriso]

    February 14, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, inkastoo aanu wax xil ah magacaabin, haddana waxaa soo shaac baxay gacanyareyaal hore u qarsoonaa oo ka mid noqday  dadka ugu dhow.

    Gacan-yareyaashan oo aan hore loo filayn waxay ku magacaabab yihiin xilal isugu jira safiiro iyo Qunsulo, laakiin waxaa mar qura laga war helay inay madaxweynaha cusub aad ugu dhow yihiin markii la doortay Farmaajo.

    Dad badan ayaa aad ula yaabay markii madaxweyne Farmaajo uu habeenkii la doortay u yeertay danjire ku xigeenka Soomaaliya ee Mareykanka Thabit Cabdi Maxamed inuu noqdo qofka uga mas’uulka ah arrimaha ammaanka ee la shaqeynaya taliyeyaasha ciidamada.

    Gacanyaraha labaad waa safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Xasan Maxamed oo isna ka mida dadka ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, isagoo u qaabilsan xaalada kala guurka, waxaana uu ka dhex muuqdaa kulamada madaxweynaha la yeesho madaxda kale.

    Fahad Yaasiin Xaaji ayaa isna ka mida geed-fadhiga madaxweyne Farmaajo isagoo madax ka ahaa ololaha doorashada Farmaajo, isagoo la sheegay inuu ku taageeray dhaqaalihii doorashada lagu galay. Fahad ayaa inta badan saxaafadda iska qariya oo aan ka dhex muuqan kulamada madaxweynaha.

    Gacanyareyaasha kale waxaa ka mida Siyaad Maxamud  Shire oo ahaa qunsulka Soomaaliya ee safaaradda Sacuudiga, Qunsulka ayaa hadda isu bedelay mid ka mida sarkaakiisha nidaamka (protocol) u qaabilsan madaxweyne Farmaajo.

    Dad badan ayaa aaminsan in gacan-yareyaashan ay xilal muhiim ah ka qaban doonaan dowladda cusub ee Soomaaliya oo Ra’iisal wasaaraheeda la raadinayo.

    Wadani.com

    Farmaajo Gacanyareyaasha Farmaajo Madaxweyne Farmaajo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLa-taliyihii Amniga ee Donald Trump oo isu casilay muran ka dhashay xiriir uu la sameeyay Ruushka
    Next Article Sheekh Mukhtaar Roobow oo laga sugayo inuu isu dhiibo maamulka Koonfur Galbeed [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo