Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir…?

    Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir…?

    October 26, 20152 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    yusuf
    Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ninka lagu magacaabo Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka tirsan xisbiga Madaxweynaha isla markaana muddo dheer loo saadaalinayay inuu xilkan qaban doono.

    Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa beel ahaan kasoo jeedo Abgaal, gaar ahaan Daa’uud , waxayna Qaraabo hoose yihiin Hogaamiye kooxeedkii Muuse Suudi Yalaxow, balse waxay si weyn isugu dhow yihiin madaxweyanha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

    Yuusuf Xuseen Jimcaale wuxuu ka mid ahaa saaxiibada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuuna ka tirsana kooxda  DAMU JADDIID ee madaxweyanaha ku wareegsan. Wuxuu kaloo ahaa Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka. Wuxuu wax kusoo  dalka Masar oo uu sanado badan u joogay isagoo diyaariyay Shahaada heerka labaad ee Master-ka.

    Guddoomiyaha Cusub Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa horey ugu soo shaqeeyay xilligii dowladdii militariga wasaaraddii howlaha Guud isagoo ahaa Darawal waana nin da’diisa ku jirto kontomeeyo.

    Wareegtada Lagu magacaabayo Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa hadda uun qoraalkeedu socdaa markii saaka loo cudurdaaray musharaxii labaad ee jagada kula tartamayay, waxaana Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa wareegada magacaabidda guddoomiyaha cusub la shaaciyo marka uu dalka ka dhoofo isagoo ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga.

    Wuxuu noqon doonaa guddoomiyihii saddexaad ee muddo saddex sano gudahood ah loo magacaabo Gobolka Banaadir, Xasan Sheekh ayaa hore xilka uga qaaday Maxamud Axmed Nur (Tarsan), kadibna magacaabay Xasan Muungaab, waxaana xilliga kala guurka ah uu madaxweynuhu doonayaa inuu helo saaxiibo uu isku haleyn karo, kadib markii la ogaaday inuu Muungaab ka mid yahay musharixiinta  jagada madaxweynaha 2016-da.

    Wadani.com

    Gobolka Banaadir Guddoomiyaha cusub Yuusuf Xuseen JImcaale
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfhayeenka Madaxtooyada: “Muungaab xilka waa laga qaaday, waxaana loo magacaabay…”
    Next Article Wadayaasha Bajaaj-ta oo xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho iyo Darawal laga toogtay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo