Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaad ka taqaan Laacibka Soomaaliyeed ee Mucjisada ka dhigaya Tartanka K/Cagta Asian Cup..?

    Maxaad ka taqaan Laacibka Soomaaliyeed ee Mucjisada ka dhigaya Tartanka K/Cagta Asian Cup..?

    January 30, 2019Updated:January 30, 20192 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Laacib asalkiisu yahay Somali ayaa wacdarro ka dhigay taranka kubadda cagta dalalka Asia ee Asian Cup oo ka socda dalka Imaaraadka Carabta, isagoo ka qeyb qaatay inuu dalkiisa Qatar oo gaaro ciyaarta kama danbeysa ee koobkaasi oo ay la ciyaari doonaan dalka Japan.

    Akram Hassan Afif, waa ciyaaryahan Soomaiyeed oo November 1996 ku dhashay magaalada Doha ee dalak Qatar. Haatan wuxuu amaah ugu ciyaara kooxda Al Sadd, laakiin waxaa iska leh kooxda reer Spain ee Villarreal.

    Image result for Akram Hassan Afif

    Akram Afif waxaa uu kasoo jeedaa Qoys Sports, waxaa la dhashay Ali Afif, oo ah ciyaaryahan kubadda cagta ciyaara oo katirsan kooxda QSLside Lekhwiya.

    Aabihiis, Hassan Afif, wuxuu ahaa ciyaaryahan hore oo caan ka ahaa geeska Africa, isagoo u ciyaaray kooxaha Simba Tansaaniya iyo Horseed Soomaaliya ka hor inta uusan u guurin dalka Qatar.

    Akram Afif wuxuu ku hadlaa luuqada Isbaanishka maadaama uu u ciyaaray kooxaha Sevilla iyo Sporting Gijon. Waxaa loogu yeeray xulka qaranka kubada cagta Qatar bishii September 2015, iyadoo tababare Daniel Carreño uu siiyay fursadiisii ugu horeysay.

    Wuxuu dhaliyay goolkii 1aad ee xulkaan 3dii September 2015 intii lagu jiray kulamadii isreebreebka Koobka Aduunka 2018.

    Waxa uu sidoo kale haatan kala qeyb galayaa xulkiisa Ciyaaraha Asian Cup, hakasoo oo uu wadaro ka dhigayo. Afif ayaa Saddex caawin ka sameeyay kulankii Semfinalka Asian Cup oo ay xulkiisa 4-0 kaga badiyeen UAE.

    Akram yaa xulkiisa ka caawiyay inay markii ugu horeysay gaaraan Finalka Asian Cup oo ay ku wajahayaan xulka Japan.

    Wiilkaan waa 22 jir, mustaqbal fiican kuleh kubadda cagta, wuxuu ka garab ciyaaraa heerka kooxda Xavi oo looga haray Qibrad khadka dhaxe ee garoonka.

    Akram Hassan Afif Asian Cup Qatar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Dil ka dhacay Degmada Afgooye iyo Ciidamo fara badan oo loo diray
    Next Article Kenya is Somalia’s foremost development partner, says Prime Minister Khaire

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo