Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Maxaad ka taqaan musharixiinta u tartamaya kursigii uu ka dhintay xildhibaan Bootan Ciise, Yaase taageeraya.?

    Maxaad ka taqaan musharixiinta u tartamaya kursigii uu ka dhintay xildhibaan Bootan Ciise, Yaase taageeraya.?

    April 15, 2018Updated:April 15, 20182 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    1967-dii kadib, waxaa ay Dhuusamareeb maanta marti galin doontaa doorasho heer Qaran ah. Kursigii uu ka dhintay Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin ayaa doorashadiisa lagu qababaya caasimada Gal-Mudug, doorashada ayaa bilaabatay goordhow.

    Cabdulaahi Faarax Weheliye iyo Maxamed Cilmi Afrax Mideeye ayaa ku tartami doonna kursiga Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somalia.

    Cabdulaahi Faarax
    —————————-
    Weheliye waxaa riixaya xafiiska Ra’iisul wasaare Kheyre, hada waa wasiir u dowlaha Arrimaha Gudaha, ninkan waxaa lagu tilmaama inuusan siyaasad ahaan xor aheyn ,waxaa lagu eedaya inuu lee yahay daqaro hore, xiligii uu ahaa maamulaha shirkadii bur burtay ee Qaran Express.

    Labo jeer ayaa loo isticmaalay inuu dumiyo maamul goboleedyo dhisan isagoo wasiiru dowle ah, dhowaan Ahlu Sunna iyo Gal-Mudug ayaa diiday inuu xubin ka noqdo waan waantii ka socotay Jabuuti, inkastoo hada arrinkaa laga heshiiyay.

    Dad badan ayaa ka walaacsan inuu kusoo baxo kursigaan, laakiin doorashada kadib waxaa laga yaabaa inuu badalo Ajandihiisa siyaasiga ah.

    Maxamed Cilmi
    ————————
    Mideeye wuxuu ka mid ahaa musharaxiintii madaxtinimada ee Gal-Mudug, kadib waxaa uu noqday wasiirka iskaashiga ee Gal-Mudug, waxaa la sheegaa inuusan heysan faham badan oo siyaasi ah, laakiin dadka yaqaana waxey ku tilmaman nin daacad ah.

    Wuxuu waqti dheer la shaqeynaayay Hay’adaha samafalka, si wanaagsan ayaa looga garanaya Gal-Gaduud iyo Mudug madaama uu mudo caawinayay dadka goboladda dhexe.

    Dadka yaqaanna waxey ku tilmaaman nin qableh oo dhaqaalo ahaana dhisan, lama oga inuu siyaasad ahaan koray dhowrkii sano ee lasoo dhaafay.

    Gunaanad
    —————–
    Labadda ninba waxey heystaan rajo fiican ka hor inta aaney codeyntu bilaaban, Cabdulaahi Faarax oo dhanka Xukuumada ka socda ayaa loo arkaa inuu qabo kalsooni ka badan mida Mideeye, laakiin meesha lagama saari karo inuu Maxamed Cilmi ka jeeb buuran yahay Cabdulaahi Faarax.

    Waxaa Qoray-Cabdulaahi Cismaan Faarax

    Bootaan Ciise Kursi Baarlaman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTOOS: Doorashada Kursi ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo ka socota magaalada Dhuusamareeb [Sawirro]
    Next Article Abwaanad Naciima Qorane oo Xabsi 3 sano ah lagu xukumay & Qareenkeeda oo Rafcaan ka qaatay [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo