Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Maxaad ka taqaan Ninka Madaxda Dowladda Somalia u xusheen inuu noqdo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe..?

    Maxaad ka taqaan Ninka Madaxda Dowladda Somalia u xusheen inuu noqdo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe..?

    January 12, 2019Updated:January 13, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan nin ajnabi ah oo dowladda Somalia ay dooneyso inay u magacawdo guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Arrintan ayaa ka dambeysay markii Wasaaradda Maaliyadda Somalia ay iidheh saartay sanadkii hore wargeyska Economist, iyadoo jago bannaan ka dhigtay jagada guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo la sheegay in cid kasta ay soo codsan karto, iyadoo xilligaasi uu dhaqangal ahaa sharciga Bankiga dhexe oo kaliya ogolaanaya inuu Bankiga hoggaamin kara muwaadin Soomali ah.

    Ninka ay dowladda Somalia u soo xushay inuu guddoomiye ka noqdo Bankiga Dhexe ee Soomaliya ayaa la sheegay inuu yahay Nigel Roboerts oo u dhashay UK, isla markaana hay’adaha horumarinta ee caalamiga ah kasoo shaqeeyay muddo 40 sano ah.

    Nigel Roboerts Waqtigiisa intiisa badan wuxuu ku qaatay Afrika iyo Aasiya, isagoo ku noolaa dalalka Malawi, Hong Kong, wuxuuna kasoo shaqeeyay dalalka Thailand, Nepal, Hong Kong, Kenya, Itoobiya, Falastiin iyo Australia.

    Wuxuu Bakiga dhexe ee Adduunka ku biiray sanadkii 1981, waa nin ku takhasusay Dhaqaalaha dhinaca Beeraha, wuxuuna kala shaqeeyay Bankiga Adduunka dalalka Kenya, Sudan, Somalia, Uganda iyo Comoros.

    Wuxuu Nigel Roboerts shahaadada MA ku heystaa English Literature ee Jaamacadda Oxford, wuxuu kaloo heystaa Shahaadada  MPhil ee Agricultural Economics ee Jaamacadda Reading, waxayna wararku sheegayaan in madaxda dowladda Federaalka ay ninkan u xusheen hoggaaminta Bankiga Dhexe.

    Caqabada kaliya ee hortaagan ayaa ah wax ka bedelka sharciga Bankiga Dhexe oo la filayo in Isniinta la hor keeno Baarlamaanka, kaasoo dad badan ay rumeysan yihiin in Baarlamaanka hadda jira iska ogolaan doono.

    Bankiga Dhexe Nigel Roboerts Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHaweeneydii Muuqaalkeeda qabsatay Baraha Bulshada oo dalbatay in la sii daayo Sarkaalkii Ciidamada Booliska
    Next Article Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashada oo kashifay Musuq ka dhex jira Guddiga, kana hor yimid… [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo