Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Maxaad ka taqaan shaqsiyadda Taliyaha cusub ee ciidanka Milateriga Somaliya Jen. Maxamed Aadan?

    Maxaad ka taqaan shaqsiyadda Taliyaha cusub ee ciidanka Milateriga Somaliya Jen. Maxamed Aadan?

    October 3, 2015Updated:October 3, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa dhowaan xilka taliyaha ciidamada Xoogga dalka ee Soomaaliya la wareegay General Maxamed Aaden Axmed,  haddaba waxaab dib u eegeynaa taariikhdiisa. Jeneraal Maxamed Aadan wuxuu ku dhashay magaalada Burco, gobolka Togdheer, wuxuuna waxbarashadiisa aas-aasiga ee hoose kusoo qaatay dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee  Sheekh.

    Taliyaha-xds-maxamed-aadan
    General Maxamed Aaden Axmed

    Waxbarashadiisa Ciidan:

    · Military Academy ( Cairo Egypt )  Kuliyadda ciidamada ee Masar

    · Command and General Staff College (Frunze, Moscow, Soviet Union) – Kuliyadda hoggaaminta ciidamada ee Ruushka.

    · U.S.A Army War college Strategy Studies….. -Kuliyadda dagaalka ee Maraykanka.

    Tababarada:

    •  Bn. Battalion And Brigade Course .
    •  Commandos Course… Tababar Ciidamada Kamaandooska
    •  Parachute Course….. Tababar ciidamada dalaayadaha ku booda (Baarashuudka)
    •  Logistic Course… Tababarka Saadka
    •  Political Course…. Tababar siyaasada
    •  Political Science Course…… Tababar cilmiga siyaasada

    Shaqooyinka uu soo qabtay:

    • Para Commandos Bn (Battalion). Commander (Balidogle).
    • Para Commandos Brigade Commander (Balidogle)….. Taliayihii Ciidamada Kamaandoos ee Balidoogle
    • Division Commander Baledwayne. -Taliyaha ciidamaada qaybta Baladwayne
    • 60th. Sector Baidhabo. Taliyaha qaybta 60 naad ee Baydhabo
    • 21th. Sector Dusamareb…. Taliyaha qaybta 21 naad ee Dhusamareeb
    • General Directorate of Operations for General. H.Q of Army Forces… -Taliyaha guud ee howlgalinta ciidama qalabka sida
    • Chief of Staff of Somali National Armed Forces… Taliyaha Guud ee Ciidama qaranka Soomaaliyeed

    INTERNATIONAL MILITARY EXERCISIES (Dhoolotusyo Ciidan oo Caalamiya)

    · Egypt Somalia joined Exercise… Dhoolotus Ciidankan Xoogga Masar iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed

    · Soviet Union Somali joined Exercise.. Dhoolotus Ciidankii Xoogga Midowga soofiyeeti (Ruush) iyo Ciidankii Xoogga ee soomaaliyeed

    · U.S.A. Somali joined Exercise… Dhoolotus Ciidankan Xoogga Maraykanka (U.S.A) iyo Ciidanka Xoogii Soomaaliyeed

    CONFERENCES….

    Waxaa uu ka qayb galay taliyaha shirar iyo kulamo ay qabatayteen (UN-AU-Arab League-Igad oo xal raadis ahaa)

    · UN Summit and Successions…

    · AU Summit and Successions

    · Arab league Summit and Successions

    · Igad Summit and Successions

    Qore:

    Dr. Rashid Mohamoud Yusuf (Hussein)

    [ad name=”HTML-7″]

    taariikhda jeneraal maxamed aadan Taliyaha cusub ee xoogga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYaa xiray, maxaase loo xiray xaruntii & shaqaalihii Telefishanka Universal ee Muqdisho? FAALLO
    Next Article Guddiga Doorashooyinka oo Nairobi ku soo dejiyay qorshe howleedka ay ku howlgeli doonaan

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo