Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Maxaad ka taqaan xubnaha Guddiga loo magacaabay Baarista Dhacdooyinkii 19-ka Febraayo? (Warbixin)

    Maxaad ka taqaan xubnaha Guddiga loo magacaabay Baarista Dhacdooyinkii 19-ka Febraayo? (Warbixin)

    March 2, 2021Updated:March 2, 20212 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kulankii labaad ee Ra’iisal wasaaraha xukumadda xilka sii heysa iyo Midowga Musharixiinta ee 1-da Maarso 2021 ayaa lagu magacaabay Guddi soo baaraya dhacdooyinkii 19-ka Febraayo 2021.

    Guddigan oo lagu sheegay inuu madax bannaan yahay ayaa kala socda dhinacyada Dowladda iyo Musharixiinta, waxaana ka dhex muuqda saraakiil xilal ka heysa hay’adaha Amniga iyo kuwo hore oo mucaaradka la safan, waxayna kala yihiin:

    XUBNAHA KA SOCDA DOWLADDA

    1- Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe), waa agaasimaha Hay’adda Dhismaha Soomaaliyeed iyo la-taliyaha Farmaajo, isagoo hore ugu soo noqday Taliyaha ciidamada Asuubta.

    2- Col. Maxamed C/qaadir Xaaji: Waa Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir, wuxuu ku xigeen u yahay Saadaq Joon oo ku xiran Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin.

    3- G/Dhexe Yaasiin C/llaahi Maxamud: Waa Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ee Gobolka Banaadir, wuxuuna hoos agaa Agaasimaha NISA.


    XUBNAHA KA YIMID MUSHARIXIINTA

    4- Jen. C/raxmaan Maxmed Tuuryare: Waa Taliyihii hore ee Hay’adda NISA, wuxuuna aad ugu dhow yahay madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

    5- Gen. Maxamed Cali Bariise: Waa taliye ku xigeenii hore ee ciidamada xoogga dalka oo uu si dedega xilka uga qaaday Farmaajo markii uu magacawnaa muddo 5 bilood ah (AKhriso).

    6- Xuseen Macalin Maxamud: Waa La-taliyihii hore ee Amniga Madaxweynayaasha Xasan Sheekh iyo Bilihii ugu joreeyay Maxamed C/llaahi Farmaajo, wuxuuna madax ka yahay Hay’adda Cilmi baarista ee Hiraal, isagoo ka mida Aqoonyahanadda sida weyn u dhaliila maamulka Farmaajo.

    Lama oga sida xubnahan ay u noqon karaan Guddi madax bannaan, una soo bandhigii karaan xaqiiqada iska hor imaadyadii dhacay 19-kii Febraayo ee dhiigga ku daatay, iyadoo qaarkood ay ka mid yihiin Hay’adaha Amniga ee hadda jira, qaar kalena si weyn uga horjeedaan madaxda dowladda xilligeedu dhammaaday.

    19 Febraayo Guddi baaris Musharixiinta Rooble Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Geeriyooday
    Next Article Xukuumadda oo soo saartay Amarro cusub ee faafidda Covid-19 (Goobaha Waxbarashada oo la xiray..)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo