Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in kacdoon dadweyne kadib oo looga horjeeday ciidamada Itoobiya oo guri uu deganaa soo weeraray ay dib u noqdeen fariisimadoodii wax dhibaato ahna aanay hadda ka jirin Garbahaarey.
Wuxuu intaasi ku daray in Axmed Madoobe aanu xil ka qaadi karin isaga, sharcina aanu u lahayn. “Waxa la isku hayo waa ma hadli kartid waan ku maroorsanayaa iyo aan wadahadalno” ayuu yiri Mudane Kaliil oo sheegay in heshiiskii Doolow ay diyaar u yihiin inay fuliyaan, xalkuna uu yhaya dowlad wadaag ah oo loo dhan yahay.
Dhageyso Wareysi uu VOA siiyay
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]