Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Maxay ahaayeen Shirkadda Amniga iyo Saraakiisha Caddaanka ah ee lala beegsaday Qaraxii Is-miidaaminta?

    Maxay ahaayeen Shirkadda Amniga iyo Saraakiisha Caddaanka ah ee lala beegsaday Qaraxii Is-miidaaminta?

    November 25, 2021Updated:November 25, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in saraakiil ka tirsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya lagu beegsaday Qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho.

    Warka kasoo baxay Afhayeenka Booliska ayaa lagu yiri: “25-11-2021 abaaro 07:32hrs waxaa Qarax gaari ka dhacay inta u dhaxeysa isgoyska Tarabuunka iyo Guriga Ex.M. Cabdiqaasim, gaar ahaan Afaafka Hore ee Iskuulka Mocaasir oo kuyaala kasoo horjeedka Dugsi sare Banaadir
    Gaariga Qarxay Noociisu waa Surf kana yimid dhanka Tarbuunka taarget-ka wuxuu ahaa Baabuurta waardiyeysa UN-ka ee loo yaqaano Duguf Security Qasaaruhuna ay Tirakoobeen Boliisku waa 8 Dhimasho ah iyo 17 Dhaawac ah”

    Wuxuu intaas ku daray in qaraxa uu beegsaday ciidamada Amniga gaarka ah ee loo yaqaan Duguf Security oo ah ciidamo ilaaliya Shaqaalaha UN-ka, mana jirin faahfaahin kale oo arrintan laga bixiyay, marka laga reebo saddex dhaawac ah oo gaaray dadkii la socday gaadiidka shirkadda Duguf.

    Shirkadda Duguf enterprise security services ayaa ah Shirkadda gaar loo leeyahay oo ka shaqeysa Amniga Ajanbiga dalka yimaada iyo shaqaalaha UN-ka marka ay dibadda uga baxayaan Xeyndaabka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, waxaana ay muddo dheer ka howl galeysay Magaalada Muqdisho.

    Dhinaca kale Alshabaab ayaa sheegatay inay qaraxa is-miidaaminta qasaare ku gaarsiisay saraakiil Caddaan ah oo ka baxay Xerada Jen. Gordan, kuna socday Xerada Xalane, sidoo kale Alshabaab ma bixin faahfaahin kale.

    Alshabaab waxay 11-kii bishan Novermbar weerar kan la mida ugu qaaday Sarkaal caddaan ah oo ay galbinayeen ciidamada AMISOM, agagaarka Isbitaalka Banaadir, iyadoo aan wax war ah kasoo bixin AMISOM, sidoo kale weli ma jiro War kasoo baxay UNSOM.

    No photo description available.
    No photo description available.
    Alshabab Muqdisho Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Qaraxii Is-miidaaminta ee Muqdisho iyo Alshabaab oo War kasoo saartay Cidda la beegsaday
    Next Article Agaasimihii Hay’adda NISA oo kusoo baxay Kursi ka tirsan Golaha Shacabka iyo Natiijada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo